Difference between revisions 100594 and 100596 on sowiki

Jijeele waxuu kamidyahay [[Hawiye]] waana GUGUNDHABE HAWIYE waxuuna u kalabaxaa


''1- DUDBIYE''
             *iidsuge
                    -faqay
                    -cabdi
                    -habar wadag
             *Yaquub
                    -weheliye
                    -cilmi
                    -maxamed
             *Dumaal
             *Guudwaay
''2-XARMAGE''
             *sabti
                   -rer wabar
                   -firin jecle
                   -Dharooye
                   -maxamed looboge
            *Shalashame
 

''3-KATSHE',
            *sacad
            *Dacal 
'''4-maxamed'''
 aqoonyahanada besha jijeela
AQOONYAHANADA: waxa mid ah DR MAXAMED CABDULAHI SOMANE, Dr colad IYO, DAR CUMAR DHEERE,  prof guure IYO, INGINEER CABDULAHI QORSHE, injineer cabdi karim xaaji nuur IYO, DR CALI CABDIQADIR XAJI AXMAD FIQI (DR CALI SHOOMBE)iyo, Dr xasan xabibulaahi IYO, Dr mohamed ibrahim hilowle, cabdi rizaq cisman burane (IMC), ABUKAR MAXAMED DAAHIYE,CABAAS MAXAMUUD AADAN,abukato ismaciil cabdule somane. INTAS WA QAAR KAMID AH AQOONYAHANADA UGU CAANSAN EE BEESHA JIJEELE,

NABADOONADA  UGU CAANSANA: Cabdule cabdi somane,Dahiye uulow, cali raagow, cumar aadan gana dheere, cabdi bucul iyo cabdule macalin.

sarakiisha ugu caansan: waxa kamid ah col. maxamed cabdi somane, col. ibrahim axmed okey, janaral axmed hilowle, col. saman cabdi waal, col. isaaq cali cabdile, col. salad xared hilowle.


GACACSATADA: Qorane axmed, deerow dheere , xiirey sh. cabdi, cisman aadan madoobe, isaq yusuf cali, xusen cabdi farax,Abukar maxamed xaji xabibulahi, sheekh aadam cabdulahi, cabdi raxman jajeel iyo maxamud isaaq nuur.


besha jijeele waxay deegan ahaan udagaan meelo badan  waxa ka mid ah balad weyn casimada gobalka hiiraan ila qalaafe somali galbed ilaa quraxjoome gobalka bakool ilaa matoor waxa kaloo aay dagaan gabalada kale ah shabelada dhexe shabelada hoose baay bakol gedo IYO NFD.