Difference between revisions 100981 and 100982 on sowiki

Ilaahey waa kuma?

Ilaahay waa ilaaha awooda badan ee abuuray dunidaan aan ku noolnahay. Ilaahey wuxuu abuuray cirka, dhulka, qoraxda, xidigaha, dayaxa iyo wax walba oo noole ah. ilaahey waa abuuraha abuuray dunidaan iyo wax walba. Ilaahey wuxuu siiyay dadka caqli oo ay ku fakaraan oo ay wax ku kala gartaan. ilaahey wax ka caqli badan ma jiro.

(contracted; show full)

*C/raxiim C. Shaafici, waxuu qoray maqaalka 05/11/2007, xilligaa oo ay gayiga Soomaaliyeed isku hayeen labo quwadood,oo kale ahaa, maxaakimta Ismaalka iyo DKG ee ay hogaaminayeen dagaal ogayaashii. Qoraaga waxuu ifinayaa, fahanka Islaamka ee ay wateen wadaadadii maxaakimta inuu ahaa mid aad uga fog fahanka saxda ah ee Islaamka, waxuuna ka digayaa fahankaa isaga ah.
 Waxaa qoraaga mawduucaan lagala xiriir karaa [email protected] 

[[Category:Diinta Soomaaliya]]