Difference between revisions 102315 and 102316 on sowiki

                                               [[KARANLE HAWIYE]]


Hadii aan wax yar dib u jaleeco taariikhdii faca weyneed ee uu karanle hawiye ku dhex lahaa hawiyaha intiisa kale, guud ahaan hawiye waxa uu u kala baxaa hiridiid iyo hiraab.
Karanle hawiye waa curudkii hawiye, waxoo uu guursaday inta uu ifka ku noolaa labo naagood., sida taariikhda lagu haayo, waxaa uuna ka kala dhalay min labo wiil iyo hal gabar oo la kala yiraahdo sida tan.


==KARANLE HAWIYE==

*KAARIYE KARANLE
*GIDIR KARANLE
*FAAY/FAADUMO KARANLE
*SIXAWLE KARANLE
*WAADEERRE KARANLE (MURUSADE)

== WAA KEE CURADKA KARANLE HAWIYE==

Karanle hawiye waxa uu curadkiisa koowaad ahaa wiilka layiraahdo KAARIYE KARALE, kadibna waxa uu curad kiisa labaad ahaa GIRDIR KARANLE
sidoo kale kaariye iyo gidir waxa ay yihiin habra wadaag, sidoo kale wiil kiisa sedexaad waxa uu ahaa SIXAWLE KARANLE halka wiil kiisa yaraanka uu ahaa WAADERRE KARANLE.

==KAARIYE KARANLE==

*Afxaaji
*Laagsuge

==GIDIR KARANLE==

*Warneef
*Abukar
*Abshacle


==SIXAWLE KARANLE==
   
Qoraalka gudaha oo kooban

        ;1 Faahfaahin dheeraad ah
        ;2 BEESHA SAXAWLE KARANLE WAXA AY U KALA BAXDAA LABA LAFOOL OO WAA WAYN WAANA SIDA TAN
        ;3 BAADKA AYAA WAXA UU U KALA BAXAA LABA LAFOOD, WAXA AYNA KALA YIHIIN
        ;4 HALKA UU BURAALE (AMA SANBURE) QOF WALIBA SEY U TAQANO UU ISNA UU U KALA BAXO SIDA TAN

Faahfaahin dheeraad ah


INTAA MARKAAN UGA GUDBO TAARIIKHDII GUUD AHAAN EE SHEEKADII KARANLE HAWIYE AAN U SOO DHAADHACO QABIILKA AMA BEESHA LAYIRAAHDO SAXAWLE KARANLE OO AYADA IGU SOO DHALISAY IN AAN BOGAAN WAX YAR INTA AAN KA AQAANO UGA SHEEKEEYO TAARIIKHDA AY KU LEEDAHAY SOMALIA IYO WALIBA GABI AHAAN MEELAHA AY BEESHU DEEGAAN AHAAN DEGTO INTAA WAXAA SII DHEER BEESHA SIDA AY U KALA BAXDO TIRO AHAAN.

(contracted; show full)
;FAARAX SAMATAR

*MAXAMUUD FAARAX
**LIIBAAN FAARAX
***HAJO FAARAX
****CABDULLE FAARAX
*****XASAN FAARAX