Difference between revisions 102318 and 102319 on sowiki[[KARANLE HAWIYE]] Hadii aan wax yar dib u jaleeco taariikhdii faca weyneed ee uu karanle hawiye ku dhex lahaa hawiyaha intiisa kale, guud ahaan hawiye waxa uu u kala baxaa hiridiid iyo hiraab. Karanle hawiye waa curudkii hawiye, waxoo uu guursaday inta uu ifka ku noolaa labo naagood., sida taariikhda lagu haayo, waxaa uuna ka kala dhalay min labo wiil iyo hal gabar oo la kala yiraahdo sida tan. ==KARANLE HAWIYE== ;*KAARIYE KARANLE ;*GIDIR KARANLE ;*FAAY/FAADUMO KARANLE ;*SIXAWLE KARANLE ;*WAADEERRE KARANLE (MURUSADE) == WAA KEE CURADKA KARANLE HAWIYE== Karanle hawiye waxa uu curadkiisa koowaad ahaa wiilka layiraahdo KAARIYE KARALE, kadibna waxa uu curad kiisa labaad ahaa GIRDIR KARANLE sidoo kale kaariye iyo gidir waxa ay yihiin habra wadaag, sidoo kale wiil kiisa sedexaad waxa uu ahaa SIXAWLE KARANLE halka wiil kiisa yaraanka uu ahaa WAADERRE KARANLE. ==KAARIYE KARANLE== (contracted; show full) ;*FAARAX SAMATAR *MAXAMUUD FAARAX **LIIBAAN FAARAX ***HAJO FAARAX ****CABDULLE FAARAX *****XASAN FAARAX All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=102319.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|