Difference between revisions 102320 and 102321 on sowiki ;KARANLE HAWIYE;
Hadii aan wax yar dib u jaleeco taariikhdii faca weyneed ee uu karanle hawiye ku dhex lahaa hawiyaha intiisa kale, guud ahaan hawiye waxa uu u kala baxaa hiridiid iyo hiraab.
Karanle hawiye waa curudkii hawiye, waxoo uu guursaday inta uu ifka ku noolaa labo naagood., sida taariikhda lagu haayo, waxaa uuna ka kala dhalay min labo wiil iyo hal gabar oo la kala yiraahdo sida tan.
==KARANLE HAWIYE==
(contracted; show full)
;*FAARAX SAMATAR
*MAXAMUUD FAARAX
**LIIBAAN FAARAX
***HAJO FAARAX
****CABDULLE FAARAX
*****XASAN FAARAX
This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|