Difference between revisions 102722 and 102723 on sowikiJijeele waxuu kamidyahay [[Hawiye]] waana GUGUNDHABE HAWIYE waxuuna u kalabaxaa ''1- DUDBIYE'' *iidsuge -faqay -cabdi -habar wadag *Yaquub, yaquub ka dago hiiraan asalkooda waxeey kasoo jeeydaan maxamad xasan yaquub obakar gabane harti abgaal muduulood, waxeey kasoo haajireeyn adan yabaale, waxeey ka soo cadhoodeeyn markii lasiiyay IMAAMNIMDA saldalidii boqortooyadi walaalkiis ka yar oo loo garanayo DIIMAALE XASAN YAQUUB,maxmad, diimaale, arwaakh iyo maxmuud waa walaalo, yaquub ka maanta waxeey dagaan hiiraan,baabi jigjig,mudug,jubada dhexe iyo hoose xamar ,waxee ukala baxaan reer iriboow- cilmiyuusf-maxmad-wehliye, reer cali, reer amiir, reer axmedfiqi, waana dad abgaal ah,lakiin qaar kamid ah ayee ladagan jijeele ilaa qarni,ilaa imanka waxeey dagaan qaar kamid ah baladweeyne ilaa dhulak ethopiya, -weheliye -cilmi -maxamed *Dumaal *Guudwaay ''2-XARMAGE'' *sabti -rer wabar -firin jecle -Dharooye -maxamed looboge *Shalashame ''3-KATSHE', *sacad *Dacal '''4-maxamed''' AQOONYAHANADA: waxa mid ah DR MAXAMED CABDULAHI SOMANE, Dr colad, DR CUMAR DHEERE, prof guure, INGINEER CABDULAHI QORSHE, injineer cabdi karim xaaji nuur, Dr xasan xabibulaahi, Dr mohamed ibrahim hilowle, cabdi rizaq cisman burane (IMC), ABUKAR MAXAMED DAAHIYE,CABAAS MAXAMUUD AADAN,abukato ismaciil cabdule somane. NABADOONADA UGU CAANSANA: Cabdule cabdi somane,Dahiye uulow, cali raagow, cumar aadan gana dheere, cabdi bucul iyo cabdule macalin. sarakiisha ugu caansan: waxa kamid ah col. maxamed cabdi somane, col. ibrahim axmed okey, janaral axmed hilowle, col. saman cabdi waal, col. isaaq cali cabdile, col. salad xared hilowle. GACACSATADA: Qorane axmed, deerow dheere , xiirey sh. cabdi, cisman aadan madoobe, isaq yusuf cali, xusen cabdi farax,Abukar maxamed xaji xabibulahi, sheekh aadam cabdulahi, cabdi raxman jajeel iyo maxamud isaaq nuur. besha jijeele waxay deegan ahaan udagaan meelo badan waxa ka mid ah balad weyn casimada gobalka hiiraan ila qalaafe somali galbed ilaa quraxjoome gobalka bakool ilaa matoor waxa kaloo aay dagaan gabalada kale ah shabelada dhexe shabelada hoose baay bakol gedo IYO NFD. yaquub mahan jijeele waa dad lagaranayo asalkooda iyo faracooda waa dad abgaal ah, oo obakar gabane ah harti abgal muduulood. yaquub ka dago hiiraan asalkooda waxeey kasoo jeeydaan maxamad xasan yaquub obakar gabane harti abgaal muduulood, waxeey kasoo haajireeyn adan yabaale, waxeey ka soo cadhoodeeyn markii lasiiyay IMAAMNIMDA saldalidii boqortooyadi walaalkiis ka yar oo loo garanayo DIIMAALE XASAN YAQUUB,maxmad, diimaale, arwaakh iyo maxmuud waa walaalo, yaquub ka maanta waxeey dagaan hiiraan,baabi jigjig,mudug,jubada dhexe iyo hoose xamar ,waxee ukala baxaan reer iriboow- cilmiyuusf-maxmad-wehliye, reer cali, reer amiir, reer axmedfiqi, waana dad abgaal ah,lakiin qaar kamid ah ayee ladagan jijeele ilaa qarni,ilaa imanka waxeey dagaan qaar kamid ah baladweeyne ilaa dhulak ethopiya, All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=102723.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|