Difference between revisions 103638 and 103639 on sowiki'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''( والعربي' ( الحاج سليمان waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha 2aad ee ugu badan habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir aadna isugu xiran waxa lagu amaana midnimo wadajir wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku mideysan yihiin maamul goboleedka somaliyeed ee [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Degmada Godinlabe, Degmada Baxdo, Gidheys Iwm. Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyadii ugu quwada weyneyd geeska africa ee ajuuraanka waxayna ka mid eheyd magaalooyinkii ilbaxnimada somalia u ahaa saldiga sida muqdisho, seylac, marko, iyo Bravo, haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan,iwm Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME''' --FARAX wuxuu u qeysamaa HEYSOW iyo MAXAMED CABDI. ..HEYSOOW * 1 Ree Warfaa * 2 Ree Bah abgaal * 3 Ree Xirsi * 4 Ree Midi yar ,,,,,,,Nb fadlan sax hadan qalday laftan booskeeda * 5 Ree Daangaale * 6 Ree Bah Ceyr .......NB , fadlan sax hadan qalday laftaan booskeeda #REDIRECT [[Target page name]] ..MAXAMED CABDI * 1 Reer Muuse * 2 Reer Warsame * 3 Reer Caraaye * 4 Reer Gaafoow * 5 Reer WArsame * 6 Reer Cigaal,,,,,,,ila fiiri ma saxay laftaan boobskeeda?? --DASHAMA WAXAA UU U QEYSAMAA GAABANE IYO ABOKOR WAXEYNA USII KALA BAXAAN SIDAAN:- --OBOKOR * Ree Obokor oo ah dad ku mideysan magacaas oon isqeybin lkn tira ahaan iyo fac ahaanba la siman gaabane ---GAABANE * cabdi gaab * Ree Faarax Rooble * Ree yabarow * Ree Ugaas * Ree Bahceyr * Ree Habaraawe * iyo intaan garaneyn --HOGAANKA SIYAASADA( POLITICIANS) * 1- Ali Shido Omar (Somali: Cali Shido Cumar, Arabic: علي شدو عمر) was a senior Somali politician and elder. He was one of the earliest members of the Somali Youth Legue ( SYL ) and became that political party's vice chairman. * 2- Dr Hussein Ali Shido co-founder snf Chairman of the ((United Somali Congress)), (USC) * 3- Mohamed Abdullahi Aden ( Tiicey) presiden of Himan and heeb State regional Adminstration somalia * 4- Mahamed Mahamud Guleed ( gacma dheere) former interior minister and presidentIial candidate of somalia * 5- Dr Asha Haji Elmi Mp and peace activist in Somalia * 6- Sh Abdul Kadir Cumar Ali one of the Islamic Courts founders and leaders and Somali interor minster. dhameystir -- Besha oo inta badan dagta Gobolada Glgaduud iyo Mudug waxay leedahay maamul ay ku mideysan yihiin looguna yeero ''XIMAN IYO XEEB STATE OF SOMALIA'' Mamulkaas oo ah mid ay besha dad ka mid ah u arkaan fadhiid haddana waa mid wax badan ka qabtay deeganka marka laga eego dhinacyada qaar inkastoo dacalka kale uusiin muhiimad weyn arimo badan oo la taaban karo waana sidaan:- * 1- Max,ed C/laahi Aden (Tiiceeye) president * 2- C/raxman shaati cadde Vice president * 3- Max,ed Cumar Jimcaale (hagafeey) Spokesman ahna Milkiilaha Idaacada Codka Gobolada Dhexe * 4- Cumar Max,ed diiriye (Cumar Guureey) wasiirka arimaha gudaha * 5- Cismaan Max,ed cali (Socdaal) lataliyaha madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb State Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km. HOGAANKA DHAQANKA Nabadoono ............................................................................................. * nabadoon xaaji saleemaan * nabadoon yusuf maxmed guuleed (fiyakooni) * nabadoon salaad yusuf xasan dholayare * nabadoon faarax saleemaan * nabadoon warsame saleemaan * nabadoon cabdi afrax * nabadoon axmed nuur calu guuleed * nabadoon maxamuud qoobey * nabadoon Cabdi Jimcaale Yarrow * nabadoon yuusuf dable * nabadoon maxamed diini cade * nabadoon cali axmed nuur cali horseed * nabadoon cumar c/laahi * nabadoon cismaan gaab * nabadoon axmed diiriye cali * nabadoon cumar macalim abshir * nabadoon maxamuud carab * nabadoon maxamed yare guutaale * nabadoon muldo * nabadoon cali geedi afaey * nabadoon cali xaashi gargaduud * cumar maxamed cabdi cumar gare ahmed ali (ahmed somali) Ugaasyada ............................................................................................. * ugaas faarax * ugaas caalim * ugaas c/laahi ugaas faarax * uagaas daahir ugaas faarax * ugaas daa,uud Saraakiisha iyo Militery ree Xaaji Saleebaan. ............................................................................................ * s/guuto genaraal axmed sahal cali (ciriiri) * col.cilmi sahal cali * Colonel Ibraahim Rooble Warfaa “Doonyaale .'''''Remembering Colonel Doonyaale: The Courage of Honour''* col.cali rooble warfaa''' * col.maxamed sh xuseen * col.Axmeday maxamed sh xuseen {khasaaro} * col.cabdulaahi maxamed sh xuseen * col.maxamed faarax qaarey * col.diirshe axmed qaarey * col.qaliif jimcaale {gaaragaare} * col.yuusuf xasan warsame * col.xaashi xasan warsame {foodcade} * col.maxamed jaamac kulmiye {qoordheere} * col.c/laahi jaamac kulmiye {daanbuur} * col.cabdi maxamed axmed nuur {cabdi,kuus} * col.cabdulle guutaale * col.maxamed caalin xalane * col.maxamed xaaji aadan {beercune} * col.siciid xaaji aadan {cagaseef} * col.maxamed faarx {dabdamis} * col.xuseen dhuxul * col.cali aadan guuleed * col.xasan xaaji yuusuf * col.aamiin sa,id axmed xaaji yuusuf * col.c/qaadir macalim nuur cilmi * col.xuseen macalin mnuur cilmi * col.xuseen siyaad {qoorgaab} * col.cabdi cabdule cali * col.c/laahi axmed warsame {reero) /neero * col.maxamed {balak} * col.maxamed geedi fuuje * col.c/laahi maxamuud guulee * col.ahna duuliye sare xasan maxamed xaayoe {bacaad} * col.cali maxamed ganaje * col.maxamed muxumud xabad * col.cagmadhige Culimaa,udiinka beesha ............................................................................................. * xaaji saleemaan * ow,faarax saleemaan * ow,warsame saleemaan * xaaji yuusuf xasan * sh cali guuleed * sh xuseen * sh yuusuf sabriye {yuusuf habargidir} * sh axmed faarax jimcaale * sh xuseen faarax kooshin * sh cali jimcaale * ow,aadam guutaale * sh cabdi ow,aadam guutaale * sh xasan ow,aadam guutaale * khaliif axmed * sh sa,id xaaji yuusuf * sh xasan xaaji yuusuf * sh cali xaaji yuusuf * sh c/kariim xaaji yuusuf * sh daahir xaaji yuusuf * sh axmed cali khayre shirwac * sh maxamed cawaale xoon * sh maxamuud cawaale * sh maxamed cawaale * sh cali aden sabriye * sh c/rashiid sh maxamed cawaale * sh maxamuud dheere * macalim aden sabriye cabdi * macalim nuur cilmi cawaale * macalim xuseen dheere * macalim maxamed qoobey * sh cumar yarow caroole * sh cumar soojeede * macalim daa,uud sh cumar soojeede * macalim aadam smacalim daa,uud * macalim nuure shurwac * macalim maxamuud xuseen sahal * macalim c/laahi sh cumar yarow * macalim qase * macalim nuur goobe * macalim c/qaadir sh cumar * c/laahi agoon * sh c/laahi warsame cabdi {sh,dheere} * sh xasan diini * ciise macalim nuure * c/qaadir cali cumar * sh xasan camara * dr sh bashiir axmed salaad * dr.axmed maxamed qoobey sh {axmed imaaam} * sh ibraahim garcade * sh c/raxmaan warasame olalod * sh xasan xabeeb * sh nuur cali jaaamac siyaad * sh odawaa * sh abshir iidle * sh daahir iidle * sh nuur ali jamac GANACSATADA BEESHA * Qaasim sh maxamuud qaasim dameer * C/laahi aadan aayatulaah * Sheekh salaad ciise tanag * Xaaji c/laahi bacadow * Xaaji salaad dhabarey * Maxamed cabdule fure * Maxamed sheekh axmed basey * Maxamed sh cali guuleed (kash kaash) ............................................................................................. Saxafiyiin (JOURNALISTS) oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xogogaal ayaamaha laacib, gool wariyaasha uga caansan waxaa ka mida * mahad axmed cilmi, was director of Capital Voice radio, * cumar diini caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news * cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press * maxamed xaaji ingiriis * amiin yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news ⏎ Saleebaan''' waa beel balaaran oo degta gobolada dhexe, waxayna ku badanyihiin maamulka yar oo la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km.Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xogogaal ayaamaha laacib, gool wariyaasha uga caansan waxaa ka mida mahad axmed cilmi, cumar diini caano geel, cabdulaahi black cabdulaha fahad bile gurxan maxamed xaaji ingiriis cabdi casiis saadaad cabdulaahi taajirow alcadaala amiin yuususf qasaaro cabdi aadan. [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=103639.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|