Difference between revisions 108486 and 108564 on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps <gallery>war waxaan kalaabiinta ah ee meelaha ku qoro qabiil iyo wax aysan ahayn ayaa dadkii iyo dalkiiba qaribay nacala umuk wasaqda carabnimada ku faanayo 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida , laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah (dir) (hawiye) (daarood) (reer xamar ama banaadiriga) (digil iyo mirifle) {{caddayn u baahan}} '''wecelada Daarood' Soomaalida waxayna waxka degaan Jubada Hoose Jubada Dhexe Gedo Bakool Galgaduud Mudug Nugaal Bari Sanaag Sool Togdheer waxay kale oo degaan Gobalka somali galbiid iyo NFD waa qabiil lasiman qabiilada kale dhinaca hogaaminta talada Soomaaliya. (contracted; show full)[[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[lt:Somalio demografija]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] </gallery> [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=108564.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|