Difference between revisions 108633 and 109256 on sowikiJaarso ( oday ) erayga Jaarso micnihiisu waa Oday magaca dhabta ah ee odayga ay ku aftirsadaan dadka ka soo jeeda Qabiilka Jaarso waa SHEEKH JAABIR, sababta Jaarso (odayga) loogu bixiyayna waxay ahayd maadama uu Sheekhu ahaa odayga reerka. halkaas ayuuna magacu ka raacay. Jaarso waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba. Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray JAASRO SULTANATE boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha,jaamacadaha iyo iskoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro waa jilib ka mid ah qabiil waynaha Jaarso ). Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso ( Reer Sheekh Jabir ) ma aha wax aan qoraalkan kuwada sheegi karno hadaanse isku dayo mid iyo laba, waxaa ka mid ah doorkii ay ka qaadatay halgankii Axmed Gurey iyo dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE sanadku markuu ahaa 1940 kii, dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii KANOONIGA, aas aaskii ururkii dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL iyo aas aaskii Jabhadii Horyaal ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL. waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa Laba xeer oo soo jireen ah misena caan ah xeerarkaas oo ay isku maamulaan ilaa iyo al aankan, xeerkaas oo la yidhaahdo Xeerka Jaarso kaasoo lagu aas aasay Tuulada Tuli Foqasho. Qabiil waynaha Jaarso waxay ku fadhiyaan dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia, waxayna ku xoogan yihiin Ismaamulka Somalida Ethiopia iyo Kan Oromada, Umada Jaarso waa umad ku hadasho laba af oo kala ah Afka Somaliga iyo Afka Oromada, markaan lee nahay afka oromada inta ku hadasha waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45% inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 55% . Reer Sheekh Jaabir ( Jaarso) waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha ay wada degaan taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin. Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah : 1. Degmada Jigjiga 2. Degmada Jinacsani 3. Degmada Ajasa Koora 4. Degmada Baabili 5. Degmada Gursum,Bombas,Dhagaxle,Xaadaw,Ordo 6. Degmada Hawaday 7. Harar,Haramaya,Diridawa,Naserat,Baali,Dhangago 8. Degmada Tuli Guuled 9. Qaybo Badan oo ka mid ah kililka oromada 10. Gobolka Liibaan Sheekh Jaabir (Jaarso) wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin : 1. Beesha Waro Dhaqo ( Reer Dhaqo ) 2. Beesha Waro Sayo ( Reer Sayo ) 3. Beesha Walaabi 4. Beesha Waro Oogo ( Reer Oogo ) 5. Beesha Dawaro 6. Beesha Oroma Erayga `Waro` waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay `Reer´ 1. Beesha Dhaqo waa (7) Jilib Wara Yan’a Wara Yaanyo Igo Wara Maxamed Wara Yaanyo Guyo Wara Akaako⏎ ⏎ [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray <big>JAASRO SULTANATE</big> boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro waa jilib ka mid ah qabiil waynaha Jaarso ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka ethiopia xeerkaas oo loo yaqaan xeerka jaarso ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso. Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso ma aha wax aan qoraalkan kuwada sheegi karno, hadaanse isku dayo mid iyo laba, waxaa ka mid ah : * Boqortooyadii Jaarso Sultanate ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan Ethiopia, * Boqortooyadii Dawaro Sultanate * Doorkii ay ka qaadatay halgankii Axmed Gurey * Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE sanadku markuu ahaa 1940 kii, dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii KANOONIGA, * Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka soomaaliyeed ee SYL. * Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye Mingistu iyo aas aaskii Jabhadii Horyaal ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL. waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeerka soo jireenka ah ee lagu magacaabo Xeerka Jaarso kaasoo u kala baxa Laba Qaybood , xeerarkaas oo ay qabiilada kale usoo doonan jireen si loogu kalo saaro marka ay is qabtaan dhexdooda iyagoo odhan jiray waa in aynu ku kala baxnaa xeerka jaarso , xeerkaas oo lagu aas aasay tuulada qadiimiga ah ee lagu magacaabo Tuli Foqasho.Qabiil waynaha Jaarso waxay ku fadhiyaan dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia, waxayna ku xoogan yihiin Ismaamulka Somalida Ethiopia iyo Kan Oromada, Umada Jaarso waa umad ku hadasho laba af oo kala ah Afka Somaliga iyo Afka Oromada, markaan lee nahay afka oromada inta ku hadasha waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 65% inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45% . Qabiilka Jaarso waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin. === Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah : === # Degmada Jigjiga # Degmada Jinacsani # Degmada Ajasa Koora # Degmada Baabili # Degmada Gursum,Bombas,Dhagaxle,Xaadaw,Ordo # Degmada Hawaday # Harar,Haramaya,Diridawa,Awash, Naserat,Baali,Dhangago # Degmada Tuli Guuled # Qaybo Badan oo ka mid ah kililka oromada # Gobolka Liibaan == Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin : == [[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi # ( # Beesha Dawaro # Beesha Oroma]] [[File:Bah Bidix|thumbnail|# Beesha Waro Dhaqo # Beesha Waro Sayo # Beesha Wara Oogo]] # Beesha Waro Dhaqo ( Reer Dhaqo ) # Beesha Waro Sayo ( Reer Sayo ) # Beesha Walaabi # Beesha Waro Oogo ( Reer Oogo ) # Beesha Dawaro # Beesha Oroma Erayga `Waro` waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay `Reer´ 1. Beesha Dhaqo waa (7) Jilib * Wara Yan’a * Wara Yaanyo Igo * Wara Maxamed * Wara Yaanyo Guyo * Wara Akaako * Wara Areelo 2. Beesha Sayo waa (3) jilib Wara Buuko Abiye⏎ * Wara Buuko * Abiye * Oroma 3. Beesha Walaabi waa (3) jilib Wara Cusmaan Wara Cumar Baalcad 4. Beesha Dawaro 5. Beesha Oogo 6. Beesha Orama F.G. Fadlan wixii Talo iyo Tusaaleba ah ama Sixid aad naga Saxaysid Wixii ka Qaldan Qoraalkan iigu Soo Hagaaji Ciwaankan [email protected]* Wara Cusmaan * Wara Cumar * Baalcad 4. Beesha Dawaro 5. Beesha Oogo 6. Beesha Orama All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=109256.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|