Difference between revisions 109262 and 109651 on sowiki[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray <big>JAASRO SULTANATE</big> boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro waa jilib ka mid ah qabiil waynaha Jaarso ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka ethiopia xeerkaas oo loo yaqaan xeerka jaarso ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso. ==== Taariikh ==== Taariikhaha Dhulka Jaarso Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah * Tuuladii uu ku dhashay Imaam Ahmed Gurey Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan DERBIGA. * Magaalada Ejersa Goro oo uu ku dhashay boqor Haile Selassie sanadkii 23 July 1892. * Caasimadii Sadexaad ee Boqortooyadii Adal Sultanate laguna magacaabi jiray Dakkar magaaladaas oo hada loo yaqaan Jinacsani. * Tuli Foqosho oo ah tuuladii lagu aas aasay xeerki Jaarso, goobtaas oo ay laba( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka Jaarso si ay u sameeyaan xeerkaa.⏎ ⏎ ⏎ ⏎ Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso ma aha wax aan qoraalkan kuwada sheegi karno, hadaanse isku dayo mid iyo laba, waxaa ka mid ah : * Boqortooyadii Jaarso Sultanate ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan Ethiopia, * Boqortooyadii Dawaro Sultanate. * Dagaalkii Jaarso iyo Boqortooyadii Menelik ee loogu magac daray JALANQO. * Doorkii ay ka qaadatay halgankii Axmed Gurey. * Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE sanadku. markuu ahaa 1940 kii, dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii KANOONIGA,. * Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka soomaaliyeed ee SYL. * Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye Mingistu iyo aas aaskii Jabhadii Horyaal ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL. (contracted; show full)# Degmada Hawaday # Harar,Haramaya,Diridawa,Awash, Naserat,Baali,Dhangago # Degmada Tuli Guuled # Qaybo Badan oo ka mid ah kililka oromada # Gobolka Liibaan == Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: ==⏎ Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin : == [[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi # ( # Beesha Dawaro # Beesha Oroma]] [[File:Bah Bidix|thumbnail|# Beesha Waro Dhaqo # Beesha Waro Sayo # Beesha Wara Oogo]] # Beesha Waro Dhaqo ( Reer Dhaqo ) # Beesha Waro Sayo ( Reer Sayo ) # Beesha Walaabi # Beesha Waro Oogo ( Reer Oogo ) # Beesha Dawaro # Beesha Oroma Erayga `Waro` waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay `Reer´ 1. Beesha Dhaqo waa (7) Jilib * Wara Yan’a * Wara Yaanyo Igo * Wara Maxamed * Wara Yaanyo Guyo * Wara Akaako * Wara Areelo 2. Beesha Sayo waa (3) jilib * Wara Buuko * Abiye * Oroma 3. Beesha Walaabi waa (3) jilib * Wara Cusmaan * Wara Cumar * Baalcad 4. Beesha Dawaro 5. Beesha Oogo 6. Beesha Orama All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=109651.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|