Difference between revisions 110305 and 110349 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]


Qabiilka [[Jaarso]] wuxuu dagaa wadanka [[Ethiopia]] gaar ahaan kililada [[Soomaalida]] iyo kan [[Oromo]]-da, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Tuli Guled]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, [[Harar]], Haramaya, [[Diridawa]], [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago,  qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka [[Gobolka Liibaan]].


<big>

Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[JAASRO SULTANATESultanate of Dawaro]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray  dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[DAWARO SULTANATESultanate of Dawaro]] ee uu Amiirka ka ahaa [[Sheekh Ḥaydar (Haydara)]], ([[Dawaro ]] waa jilibbeel ka mid ah qabiil waynaha [[Jaarso]] ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka [[ethiopia]] xeerkaas oo loo yaqaan [[xeerka jaarso]] ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso.


==== Taariikh ====



 Taariikhaha Dhulka Jaarso
Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah 

[[File:Imaam Axmed Guray.jpg|thumbnail|Masaajidkii ugu Horeeyay ee uu dhisay Imaam Ahmed Gurey]]
[[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]]

* Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Guray]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[Derbiga]].
* Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892.
* Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakkar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]].
* [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki Jaarso]], goobtaas oo ay laba sano fadhiyeen waxgaradka [[Jaarso]] si ay u sameeyaan xeerkaa.



'''Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso,waxaa ka mid ah :
''' 

* Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]],
* Boqortooyadii [[Dawaro Sultanate of Dawaro]] ee uu amiirka ka ahaa [[Sheekh Ḥaydar (Haydara)]].
* Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]].
* Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. 
* Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Guray]].
* Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee [[Xayla Siilaasi]] sanadku markuu ahaa [[1940 kii]], dagaalkaaso looyaqaan [[Dagaalkii Kanooniga|dagaalkii Kanooniga]]. 
* Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka  soomaaliyeed ee [[SYL]].
* Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye [[Mingistu]] iyo aas aaskii  Jabhadii [[Horyaal]] ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL.

 
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>