Difference between revisions 115010 and 115011 on sowiki

Habar Jeclo Guud ahaan waxa la isku yidhaahdaa 43 reer oo isku bah ah (hooyo wada dhashay) saddexduba waa ilma shiikh isxaaq waxayna yihiin 
1.Muuse 2.Ibraahim(Sanbuur) 3.Axmed(Cimraan
Muuse Shiikh isxaaq waxa uu u kala baxaa
*Maxamed Abokor
*Muuse Abokor
*Samane Abokor
*Cumar Jibriil(oo adeer u ah 3da ilma abokor)

(contracted; show full)*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali
Adan

[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]