Difference between revisions 115690 and 115695 on sowiki[[File:Jarso.jpg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] (contracted; show full) Taariikhaha Dhulka Jaarso Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah [[File:Imaam Axmed Guray.jpg|thumbnail|Masaajidkii ugu Horeeyay ee uu dhisay Imaam Ahmed Gurey]] [[File: Saldanada Jaarso.JPGJarso Sultanate.jpg|thumbnail|Boqortooyadii Jaarso]] [[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]] * Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Guray]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[Derbiga]]. * Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892. (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=115695.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|