Difference between revisions 117109 and 117163 on sowiki

Habar Jeclo Guud ahaan waxa la isku yidhaahdaa 3 reer oo isku bah ah (hooyo wada dhashay) saddexduba waa ilma shiikh isxaaq waxayna yihiin 
1.Muuse 2.Ibraahim(Sanbuur) 3.Axmed(Cimraan
Muuse Shiikh isxaaq waxa uu u kala baxaa:-
*Cumar Jibriil
*Abokor Jibriil:-
*Maxamed Abokor
*Muuse Abokor
*Samane Abokor


'''Maxamed Abokor'''
Maxamed Abokor isna waxa uu u qaybsamaa sidan
1.Nuux Maxamed
2.Aadam Maxamed(Aadam Madoobe misa Black Adam)
3.Yeesif Maxamed

'''Nuux Maxamed'''
Nuux isna waxa uu usii kala filqaa 
^Faarax Cabdule
^Solomadow(Xasan Cabudille, Abokor Cabduille, Barre Cabdule,ille iyo Allamagan Cabdille....)

''*Faarax Cabdulle''
oo isna ah afar reer oo ah sidan:-
1.Axmed Farax
2.Daahir Faarax
3.Faahiye Faarax
4.Bayle Faarax
(contracted; show full)*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali
Adan

[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]