Difference between revisions 118238 and 118252 on sowiki

Kaariye Karanle: waa mid ka mid ah beelaha Karanle kuna abtirsada beelweynta Hawiye sida la ogyahay beesha Karanle Hawiye oo ah guradka Beelaha Hawiye waxey u kala baxdaa Afar Lafood oo ah sida soo socota.

* Kaariye Karanle

* Gidir Karanle

* Sixawle Karanle

* Waadeerre Karanle (Murusade).

Boqorkii Karanle Hawiye wuxuu kaloo dhaley

* Faadumo Karanle, Faadumo karanle waxa ay ahayd hooyadii ilmo hiraab. taasi waxa ay ku tuseysaa hawiye lafdhabarkiisii in uu ahaa Karanle Hawiye, macaga beesha Habargidir wuxuu ka yimid Faadumo Gidir,

Kaariye Karanle deegaan ahaan waxa uu degaa guud ahaan wadanka Soomaliya (Banaadir, Shabeeloyinka iyo Galgaduud) sido kale Itoobiya gobolada (Liibaan iyo Baale) iyo [[Kenya]], Kaariye waa curadka beesha Karanle Hawiye ( Heridiid ama karanle), hasa ahaatee waxa ay u badanyihiin deegaan ahaan dhulka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya. Beesha Kaariye Karanle waxey caan ku yihin Ganacsiga iyo Beeraha waxey ku jiraan Dowlada Dhaxe ee itoobiya .

Kaariye Karanle waxa uu u kala baxaa Labo.


*1. Afxaaji (Af Aji)

*2. Laagsuge

waxaa ka mid ah dadka ku abtirsada Beesha Karanle halgamagii weynaa ee soomaaliyeed Imaam Ahmed Gurey allaha u naxariisto.

{{gumud}}