Difference between revisions 118249 and 118250 on sowiki

[[File:Facebook.svg|thumb|Facebook]]
'''Facebook''' waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub.
250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin  wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka [[Maraykanka]], markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh [[Microsoft]] ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada pakistan,iran fidnam siriya iyo chine ayaa joojiyay isticmaalka, 
[[File:MarkZuckerberg.jpg|thumb|Mark Zuckerberg]]hadane wuxuu taageeray yuhuuda weerarka ay ka wadeen qaza


Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood.

soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay 2009 ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.


* [http://www.facebook.com/ www.facebook.com]

{{gumud}}

[[Category:Internet]]