Difference between revisions 120300 and 120508 on sowiki

Ciidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]].
== Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE ==

Sidan ayuu u kala baxaa ciidagale  Ama Ciidangale: 

1.Maxamed Dauuud(Guyoobe).

2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal.
(contracted; show full)lada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]],[[Burcoduuray]],[[Ina Guuxaa]] iyo [[Awrbarkhadle]] iyo.Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]],[[Aarjoog]],[[Karooska]], [[kaam xasan]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhadii SNM ka hor baligubadleh.
waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], oo Markii horena loo yaqaanay Harer.


Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya ee haystay fardo badan oo ay ku dagaalamaan;iyagoo markasna ahaa beeshii xukumaysay dhamaan degaanada ay dagaan beelaha isaaq mudo aad u badan, sidoo kale waxa ay dhamaan dhulki ay daganayeen beelaha kale isaaq ee ay xukumayeen ka qaadayeen cashuur ama waxii loo yaqaaney (gibil)taas oo u suurta galisay iney dhamaan gaadho xukunkoodi degaaano badan, beesha cidagale waxa badiba lagu yaqaan dhiirani, aftahanimo,geesinimo iyo odaytinimo oo ay soomalidi horena ka gabayo ka tirsheen.

Beesha cidagale oo ka mid ah Isaaq waxeey lahaayeen  "Suldaanad" ( Boqortooyo )kana mid ah boqortooyinki ama saldanad ay samystan somalidu kuwii ugu horeeyay iyagoo markasna ahaa boqortooyoyinkii markaa ka talinayay bariga africa sidoo kale waxa boqortooyadii cidagale ay markaas asaaseen saldanado kale oo ay yesheen beelaha kale ee isaaq,
Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah  Abdi Gahayr ,mohamed jaamac joof,mohamed yufus cabd ,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceeeelka iyo kuwo kale oo badan.













[[Category:Isaaq]]
Kaarshe Cade