Difference between revisions 133253 and 141898 on sowiki

'''Awratable''' Caana ku ah   ah magaca [[Yuusuf Daarood]] ,   Waxaana   lagu tirshaa beelaha ugu faca weyn ee [[Daarood]] ,
Sidoo kalena kamid ahna beelaha   ugu faca wayn ee daga gobollada [[puntland]];
Waxaa deegaan u ah oo   ay dagaan [[Gaalkacyo]], [[Burtinle]], [[gacmofale]],[[Xaarxaar]] iyo meelo badanoo kamid ah dawlad deegaanka soomaaliyeed ee utoobiya iyo waliba daafaha dhulka ay dagaan soomaalidu.