Difference between revisions 133323 and 133324 on sowiki[[Jaarso]] waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Daarood|Dir]], Madax Wayne Dir , qabiilka [[jaarso Daarood|jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba. (contracted; show full) Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin. == Qabiilka wuxuu u kala baxaa: == [[Jaarso]] wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood iyo waxayna kala yihiin, Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin : [[Bah Midig]] [[Bah Bidix]] # Oroma (curadku waa Oroma ) # Dhanqo # Dawaro # Sayo # Walaabi # Oogo # Beesha Waro Dhaqo ( Reer Dhaqo ) # Beesha Waro Sayo ( Reer Sayo ) # Beesha Walaabi # Beesha Waro Oogo ( Reer Oogo ) # Beesha Dawaro # Beesha Oroma Erayga `Waro` waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay `Reer´ 1. Beesha Dhaqo waa (7) Jilib * Wara Yan’a * Wara Yaanyo Igo * Wara Maxamed * Wara Yaanyo Guyo * Wara Akaako * Wara Areelo * Wara Karayu 2. Beesha Sayo waa 3 jilib * Wara Buuko * Abiye * Oroma 3. Beesha Walaabi waa 3 jilib * Wara Cusmaan * Wara Cumar * Baalcad 4. Beesha Dawaro waa 8 Jilib * Wara Botor * Wara Murjaan * Wara Abraan * Wara jido * Wara Ya'a * Wara Baro * Wara Salow * Wara Qaalu 5. Beesha Oogo 6. Beesha Orama waa 6 Jilib * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=133324.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|