Difference between revisions 133342 and 133344 on sowiki


Carab Saalax, (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaaliyda. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, deegaanada Puntland ,jubada hoose < kismaayo >,  kana tirsanyihiin qabaa'ilada  ku abtirsada puntland state of somalia. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika.