Difference between revisions 133878 and 134550 on sowikiCiidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE == Sidan ayuu u kala baxaa ciidagale Ama Ciidangale: 1.Maxamed Dauuud Oo Guyoobe Loo yaqaan, Waa Curadkii Ciidagale 2.Aradaga bilaal iyo Gobdoon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. (contracted; show full)C JOOF,MAXAMED YUUSUF AXMED,MAXAMED CUMAR HURYO IYO HOOYADII FANKA COD DAHABLAY MAAMO KHADRA DAAHIR CIGE intaas hadaan ku soo dhaafo fanaaniinta una galo mujaahidiinta MAXAMED MOOGE LIIBAAN,IBRAAHIM KOODBUUR,SAAJIN GODHGODH,MAXAMED BAARUUD,CABDILAAHI XERO iyo qaar kaloo badan xaga siyaasiinta waa CALI SANYARE,XUSEEN MAXAMUUD JICIIR,DHOOLARE, CABDILAAHI CUKUSE,MAXAMED MUUSE ABEES,IBRAAHIM BUUBAA,ISMAACIIL BUUBAA,JAAMAC SHABEEL,JAAMAC YARE,IYO FAYSAL CALI WARAABE iyo in kale oonan magacooda halkan ku sheegin ,Haddii aan Jalleeco dhanka War-fidiyeenada ama Suxufiyiinta ugu Caansan ee Beeshani kasoo Jeeda Waxaa ka mid ah,Wariye Cabdishakuur Dayib Maxamed,Mubaarig Cabdi Yuusuf,Xasan Maxamed Yuusuf, iyo kuwa kale oo halkan aan lugusoo koobi karin. ⏎ waxba yaana hadal idinku daaline waa beel ilaah u dhamaystiray dhamaan waxyaanah wanaagsan ee cid lagu sheego waxa dhaboobay gabaygii xasan tarabi ku lahAA. CUQAAL TALISA,BOQOR CAADILA IYO CULIMO MIISAAN LEH. ILAAHII CARSHIGA NUURAYOW KAAGA CABAN MAYNO. CADAANKAANU WADA LOOLANA MADAW CISAYN MAYNO. anuuna hadalka ku soo afmeeray ilaahay ha u siyaadiyo karaamda iyo sharafta h akuna sugo xaqa beesha iyo beelaha kale ee isaaq iyo kuwa soomaliyeedba. ALAA MAHAD LEH.kaarshe cadde [[Category:Isaaq]] Kaarshe Cade All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=134550.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|