Difference between revisions 133926 and 133927 on sowiki

 Cabdifataax Cali Samatar  ( Abdifatah Ali Samatar[[https://commons.wikimedia.org/wiki/File:Abdifatah Ali Samatar Sablaale.jpg|Abdifatah Ali Samatar]] ) waa mid kamid ah Saxafiyiinta [http://so.wikipedia.org/wiki/Dadka_Soomaaliyeed Soomaaliyeed] ee ku nool dalka Koonfur Afrika
waxa uuna ku dhashay Degmada [[Sablaale]] ee Gobolka [[Shabellada dhexe]] Sanadii [[1992 Feb 14]] waxa uuna kusoo barbaaray Degmada Wardhiigleey ee Magaalada [[Muqdisho]] isagoo waxbarashadiisa dugsi hoose iyo dhexe kusoo qaatay Caasimada Muqdisho. 
[[File:Sablaale|thumbnail]]

Faah faahino dheeri ah dhawaan ka
Waxa uu Shaqadiisa Saxaafadeed si xoog leh uga hana qaaday Magaalada Nairobi isagoo si aad ah uga soo muuqanayay Idaacada Star FM ee Nairobi kadib isagoo Dalka koonfur afrika ugu danbeyn kala shaqa bilaabay Taleefashinka Somali Channel  noqdayna Agaasimaha guud ee Somalii Channel Dalkaasi South Africa.

Filo faah faahino badan[[File:Sablaale|thumbnail]]

<nowiki>[[File:Somali Journalist Abdifatah Ali Samatar.jpg|thumb|Waa wariye Cabdifataax Cali Samatara " Abdifatah Ali Samatar " Agaasimaha Taleefashinka Somalichannel ee dalka Koonfur Afrika , xiligaan waxa uu ku sugnaa dalka Kenya]]</nowiki>

<nowiki>[[File:Wariye Sablaale.jpg|thumb|Waa Wariye Abdifatah Ali Samatar oo ku sugan magaalada Cape town kkuna howlan socohaqadiisa saxaafadeed]]</nowiki>

<nowiki>[[File:Abdifatah Ali Samatar Sablaale.jpg|thumb|Somali Young Journalist]]</nowiki>