Difference between revisions 134378 and 134604 on sowiki

Gunta Somaliland Waa Habar JecloHabar jeclo waa qabiil ka mid ah Habar awal waxay degaan intooda badan somaliland gobolda beri sida Burco iyo Sanaag waa qabiil ku sifoobay qabyaalada iyo mixnada waa qabiilka ku riday somaliland godka madow. iyada oo dadka ku nool somaliland ilaabeen waxa la yidhaa qabiilka ayaa markii dawlada siil-naayo qabsatey xilka 2010 kii laga soo bilaabo ilaa 2014 oo hada la jooga ay heerka qabiilku gaadhey 90% guud ahaan wadanka waxa ay mareysaa heer wiilka yar ee 4 jirka ahi uu ka sheekeeyo qabiil iyo qabyaalad taasina waa ta maanta madaxa isku galisay dadweynaha reer somaliland.