Difference between revisions 136022 and 136023 on sowiki

Beesha maxamed case 

waa beel ka mida beelaaha soomaliyeed ee daga galbeedka dalka somaliland isir ahaan waxa ay ka soo jeedan beel waynta gadabuursi
beeshu waxa ay deegaan ahaan dagantahay gobolada awdal salal gabilay iyo saaxil ee dalka somaliland iyo gobolo ka mid ah dalalka 
itoobiya iyo djabouti beeshu waxa ay leedaha tariikh aad u fac wayn taasoo magaalo madaxdooda guud ay tahay magaalada saylac oo 
ay iyaku ubadanyihiin haatan taariikh ahaana u leeyihiin.

beesha waxa ka dhashay halgamaayo boqoro culimo iyo madax dawladeed oo ka qayb qaatay dhismaha boqortooyooyinkii iyo maamuladi ka 
hana qaaday deeganka geeska afrika oo ay ka mid ahaayeen boqotooyadi adal iyo dawladaha jabuuti somalia iyo somalilandba 

deegaanda beeshu dagto waxa ka mid ah magaalooyinka : Borama,saylac,lughaya,baki,gabilay,bulaxaar,garbo raaxo,geerisa,cali xaydh,bus 
boon,xariirad,fiqi aadan,fardolagu xidh,caasha cado,lawya cado,gargaara bari,karuura,kalawle,ceel baxay,ceellahelay,ceelsheekh,iyo 
iyo dhamaan xeebaha buuradayda gobolka galbeed ee geeska afrika.

waxa ay u ka la baxda beeshu guud ahaan todoba qabiil oo kala ah 

-abokor maxamed ( bahaber abokor) oo ukala baxa sadex beelood 
-aadan maxamed (bahaber aadan) oo ukala baxa shan beelood
-xuseen maxamed (habar xuseen/bahaber celi) oo ukala baxa kow iyo toban beelood
-maxamed muuse maxamed ( reer maxamed) oo ukala baxa todoba reerood 
-maris muuse maxamed ( bahaber muuse ) oo ukala baxa sagaal beelood
-aadan muuse maxamed ( bahaber muuse ) oo ukala baxa sadex beelood
-cusmaan muuse maxamed ( abrayn) oo ukala baxa shan beelood 

reeraha waawayn ee todobada ah waxa lagu yaqaana caasimado oo reer walba ugaara in kasta oo inta badan deeganada ay wadagan casimadahooga ayaa sidan kala ah :

bahabaer celi  : saylac,xariirad iyo boon
bahaber muuse : saylac,lugahaya iyo gargaara
reer maxamed : saylac,gobolka iyo xamarta 
abrayn : saylac iyo garbo dadar
bahaber abokor : saylac fardaha iyo geerisa
bahaber aadan : saylac iyo xuunshalay
aadan cade : saylac iyo cali xaydh 

shakhsiyaadka caan ka ah ee ka soo jeeda beesha waxa ka mid ah boqoro madax iyo halgama aad u caana oo ka mid yahay :

-imaam axmed ibraahim guray
-boqor cali dable aadan
-boqor faarax caashuur 
-sheekh ibraahim saylici 
-xaaji diide ( madaxwaynihi ugu horeeyay ee jabuuti iyo aasaasaha magaalo madaxda)
-xaaji kaamil
-xaaji kuul
-xaaji khyre
-xaaji boodhle 
- xaaji jaamac saylici ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
-maxamuud xaaji diide ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
- geele jid goo 

[[File:Pictures|thumbnail|saylac]]