Difference between revisions 136113 and 136949 on sowiki{{Infobox Region| name_local = Gedo| region_type = Gobolka| region_type_local = Gedo| region_of_link = Soomaaliya| region_of_name = Soomaaliya| region_of_name_local = | capital = Garbahaarey| (contracted; show full)inka Gobolka intiisa badan waxaa degan beesha Mareexaan. Qaar ka mid ah tuulooyinka Degmooyinka Luuq waxaa wax ka dega Beelaha Raxanweyn iyo Dir,daaqa iyo Qeyraadka gobolka waa mid loo wada siman yahey. Beesha Cowlyahan ee Ogaadeen ayaa degto Degmada Baardheere kana mid aha beelihi ka qeyb galay jihaadki Baardheere beesha waxay dagaal la gashay xukunkii siyaad bare badankoodna ka qaxeen dagaladas loo adeeg sanaha yey Cidamadii Dawladda iyo jabhado beesha mareexaan oo dowladi marka ka haystay Tageero badan. ⏎ ⏎ mareexaan waxa uu soo degey gobolka gedo mudooyinkii xukunkii milateriga oo dadka mareexaanka ka soo raray gobolka galguduud iyo ismaamulka somalida itoobiyasanadihii qarnigii 18 naad xiligaas oo inta badan dulka lagakiciyay Boran. ==Ganacsiga Degmooyinka Gedo== Nolosha dhaqandhaqaale ee gobolka Gedo wuxuu ku salaysanyahay lafdhabarna ah xoolaha nool iyo waxsoosaarka beeraha. Gedo waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliyeed ee hodanka u ah beeraha, xoolaha nool. Waxaa intaas goblka Gedo u dheer isaga oo dhaca xaduudo in ganacsiga u kala goosha wadamada uu xarun dhexe u hayay. Magaalooyinka [[Baardheere]], [[Luuq]] iyo Balad Xaawo ayaa ugu dhaqdhaqaaq badan. ==Waxbarashada== Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah. Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Baardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo Buurdhuubo waxaa ka jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]]. Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation. == Degmooyinka gobolka gedo == Waa sideed dagmo * 1 [[baardheere]] * 2 [[Luuq ganaane]] * 3 [[Doolow]] * 4 [[Beled Xaawo]] * 5 [[garbaharay]] * 6 [[Ceel Waaq]] * 7 [[karaban]] * 8 [[Boholgaras]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136949.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|