Difference between revisions 136142 and 136153 on sowiki− − == Gaaljecel Waa beel Kamid ah Beelaha Somaliyeed kuna Abtirsata garjante gardheere Samaale oo ah beelaha ugu waaweeyn ee Somalia Waxaana la dhashay seddex beelood Dagoodiye saransoor Ciise saransoor iyo Masare saransoor − Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu badan koonforta Soomaaliya waxeyna kamid tahay beelaha nabadda iyo soomali jaceylka lagu yaqaan. − − Bur burki dalka loo geeystay ee siyaasadda iyo qabyaaladda laxiriirey Gaaljecel kama qeeybqaadan. − Gaaljecel malaheeeyn hogaamiye dagaal ooge qabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeyey toona − Waa beel jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo daris wanaaga − Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA, DADKA IYO DIINTA. Gaaljecel waxaay ahaayeen dad qabaailada kale soo dhaweeya marka ay ayaga dagaalamaan oo qolo laga adkaado Gaaljecel waa soo dhaweeyn jirey wiligiis − Beesha gaaljecel waxa eey leedahay laba ugaas oo kala ah sidan. 1: ugaas cabdi raxman ogaas cabdullahi oo ah ogaaska bahda doorwaaq iyo barsane. 2: ugaas xasan ugaas yusuf oo ah ogaaska bahda habar gaaljecel (dirisame+doqondiide iyo sugow) − − − Beelweynta Gaaljecel waxay deegaan ahaan uleeyihiin Hiiraan ,Shabeellada Dhexe, − Shabeellada Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose − (contracted; show full)Allaha Unaxariistee Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} − Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow} − oo labaduba siwayn looga yaqaan Magaalada Muqdisho mid kamid ah ahna nin caan oo kunool hargeysa wana ganacsade cabdi casiis cali xuseen All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136153.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|