Difference between revisions 136207 and 136249 on sowiki

{| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;"
|-
|-
{{#if: |
{{!}} colspan="2" style="font-size: smaller;  text-align: center;" {{!}} [[File:GuuleedCasoowe.jpg|GuuleedCasoowe|220px]]<br>{{{caption|}}}}}
| colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br> <br> ''Guuleed ''
[[File:GuuleedCasoowe.jpg|GuuleedCasoowe|220px]]
|-
! colspan="2" style="background-color: #cae1ff; text-align: center;" |  [[Siyaasiyiinta Soomaalida|Wasiirka Warfaafinta Degaanka Soomaalida]]
|-
! colspan="2" style="text-align: center;" | Xafiiska intuu joogay
|-
|-
| colspan="2" style="text-align: center;" | 12 [[Disembar]], [[2009]] ilaa 10 [[Oktoobar]], [[2010]]
|-
! Jinsi: 
| [[Male]]
|-
! Kusoo Barbaarey:
| [[Gode]].
|-
---

|-
! Dhashay:
| [[July 20 1993]]
|-
! Ku dhashay:
| [[Mogadishu]], [[Somalia]]
|-
! Dhintay:
| 
|-
! Kudhintay:
| 
|-
! Diintiisa:
| [[Islaam]]
|-
! Dhalasho:
| '''{{{3|[[File:Flag_of_Ethiopia.svg|25px]]}}}''' [[Ethiopian]],[[Ethiopia]]
|-
! Ururka:
| Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya]](SPDP)
|-
|}


[[Farah Garane]]
Magaceygu waa Farah Garane waxaan
kudhashey caasimada [[muqdisho]] ee
dalkii so[[Somaaliya]] sanadii [[20 july 19923]]
dii iyadoo ay xiliyadaas kacurteen
dagaalada sokeeye ee dalkii hareeyey
illaa maantana kasii socda.
Waxaan isaga soo tagey dalkii anigoo
kasoo cararaya dagaaladaas, Ayaa
waxaan soogalay Dalka [[Ethiopia]] gaar
ahaan Gobolka [[Godey]] ee ismaaamulka
dowlad deegaanka soomaliyeed ee
dalka ethiopia iyadoo aan halkaa
kabilaabey waxbarashadeydii oo ay
iigu horeysey dugsi Qur’aamka
kariimka ah sanadii 1998 dii isla
sanadii xigteyna ee 1999 kii waxaan
kamid noqdey ardeyda wax kabarato
dugsiga Hoose/Dhexe ee [[Ugaas

  mashkooke]] ee gobolka g[[Godey.]]
Nolosheyda ayaa waxey iigu
bilaabantey mid aad uxiisa badan
walloow aanan garanjirin nolosha
dhabta ah iyo meesha ay sal saar
lalaadahey.
Noloshayda ayaa waxey aheyd mid
kudhisnayd Farxad, Xiiso aan
dhamaad laheyn midaas oo
wakhtiyada qaar aanan xataa garan
jirin xiliga waagu uu dilaacey iyo xiliga
ay cad ceedu dhacdey.
Waxaan halkaaa kasii wadey
waxbarashadeydii iyadoo sanadkii
2006 dugsiga dhexe ee ugaas
mashkooke iyadoo sanadii xigteyna
aan usoo wareegey galaaska 7aad
sandii 2007 isla sanadkaasna waxaan
fursad uhelay in aan sanadkaas
gudihiisa aan labada galaas aan wax
uga barto, waxaana kunaaloonayay in
ay iisuurto gashey mid kamid ah
riyadeydii kowaad.
Waxaana natiijo fiican kasoo hoyey
dugsiga hoose/dhexe ee ugaas
mashkooke sanadaas anigoo isu
diyaarinayey sidii aan ugu gudbi lahaa
dugsiga sare ee gobolka godey ([[Godey
  Hight School)]] sanadii 2008 dii sanadii
xigteyna ee 2009 kii aan uga gudbey
galaaska 10 aad waxaana nootimid
natiijadii galaaska 10aad ee aan uga
gudbi lahaa galaaska 11aad ama
parperotery ga.
Nasiib xumo waxaa isoo wajahdey in
aan isaga soo taggo dalkii oo aan usoo
kacatimey dalkan kenya.
Runtii [[kenya]] ma aanan islaheyn in aan
laqabsan doono jawigeeda
waxbarasho, iyo tan nololba,
Waxaana kula kulmey nolol adag taas
oo ah mid qaxootinimo.
Runtii qaxootinimadu waa nolol aad u
adag taas oo aan dhihi karo intii aan
noolaa waa mid igu reebtey xasuus
lama illaawaan ah waxaana isku dayey
in aan halkaa kasii amba qaado
waxbarashadeydii, lakiin ma aynan
iisuurta galin maxaa yeelay markii aan
tagey iskuulaadka ay hay’adu
maamusho oo aan isku dayey in aan
dib ugu noqdo waxbarashadii waxaa
caqabad igu noqotey in la ii qaabili
waayo sidii aan rajeynayey oo aheyd in
aan Galaaska 11aad kasii amba qaado.
Nasiib xumo waxaan lakulmey in ay
noqoto in aan primary dib ugu laabto,
waxaan dadaal dheer ugaley sidii aan
kor ugu qaadi lahaa aqoonteyda
waxbarasho, balse nolosha oo aheyd
mid adag ayaa iisaamixi weysay in aan
sidaan rabo wax u hello.
Markii aan muddo 3 bilood ah
dhiganayey dugsiga dhexe ayaa
waxaan isku wadi waayey kadib
waxaan bilaabey waxbarasho private
ah waxaana halkaa kaga harey
iskuulkii, anoo dhinacyo kale
ufiirinaayey si aan horey ugu siisocdo.
Waxaana muddo 1 sano iyo bar gaga
baxey koorsooyin (c[[Courso)e]] Nasiib
wanaag waxaan ka howlgaley o shaqo
kabilaabey qaxootiga anoo hay’ad
lasexiixdey contracte hay’adaas oo ah
s[[Save tThe cChildren.]]
Anigoo ujeedadeydu tahey in aan
kumeel gaar ahaan uga sii gudbo.
Dhanka kale waxaan rajeynayaa
bishaan gudaheeda in ay isoo gaarto
ID ga ama kibandhaha dalkan [[kenya]],
Waxaan haatan joogaa Nairobi, waa
magaalo aad ay nolosheedu u adag
tahey sidaas darteed waxaan udhabar
adeygay sidii aan waxbarashadeyda
aan horey ugu soconi lahaa.
Waxaana hada wax kabartaa jaamacad
kutaal dalkan waana kufaraxsanahey
mahad idilkeed waxey usugnaatey
ALLIHII KONKAAN ASKUMEY ee maanta
iisuurta galiyey in aan wax kaxasuusto
taariikhdii aan kusoo naaloonayey
waxaana idinku dhaafey,
Wabillaahi towfiiq wasalaam alaykum
warahmatulahi wabarakatu.