Difference between revisions 136327 and 136337 on sowiki

		 	 
Gaaliyojecel Saransoor Waa Beel Kamid ah Beelaha Somaliyeed kuna Abtirsata Garjante Gardheere Samaale oo ah beelaha  ugu waaweeyn ee Somalia
Waxaana la dhashay seddex Beelood oo kala ah 
1=Dagoodiye Saransoor 
2=Ciise     Saransoor 
3=Masare    Saransoor 
 
−		 
Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu  badan koonforta Soomaaliya waxeyna  kamid tahay beelaha nabadda iyo soomali jaceylka lagu yaqaan gaar ahaan Bur burki dalka loo geeystay ee siyaasadda iyo qabyaaladda laxiriirey Gaaljecel kama qeeybqaadan , gaar ahaan Beesgu maysan yeelan mana taageerim hogaamiye dagaal ooge qabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeyey toona.
 

Waa beel jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo daris wanaaga  
 

Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA, DADKA IYO DIINTA. 

Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayso Beelaha kala ee kasoo carara dagaalada ama dagaal lagaga atkaado ee dhulkoodiina laga qixiyo.
 
GaalJecel waxay ka koobantahay illaa iyo Shan Beelood oo waaweyn oo kala ah.

1=Barsame oo ah Curudka Beesha
2Dirisame
3=Abtisame
4=Doqon-Diid
5= Luhube

Shantan Beelood ayaa ah kuwa ugu waawyn ee Beesha , Gaar ahaan Beesha luhube ayaa ah beesha ugu badan ee beelaha gaaljecel waxaana kamid ah
**Caloofi
**Sugoow
**Caafi
**farax xersi
**erebala iyo yabar cumar
** Dheemow iyo Magan
**Oday Cad.
,

DHULKA IYO DEEGAANKA BEESHA GAALJECEL

Beesha Gaaljecel waa beesha ugu dhulka wayn beelaha ku abtirsada Hawiye.

Beeshu waa Beesha ugu badan ee Degta Hiiraan , Sidoo kala waa Beesha ugu badan ee Degta Jubada Hoose. sidoo kala Beeshu waxay degtaa Shabeelaha Dhexe gaar ahaan dhul lagu qiyaaso 100 kmSq.

sidoo kala beeshu waa beesha labaad ee ugu badan Gobolka Shabeelaha hoose marka laga soo tago Beesha Garre.

isku soo wada duub beeshu waxay ku fadhisaa dhul u qalma laba gobol.

deegaanada ay dagtana waxay kala yihiin

1=Hiiraan
2=Shabeellada Dhexe  
3=Shabeellada Hoose
4=Jubadda Dhexe
5=Jubadda Hoose
6=Baay
7=Bakool
 

Dhulka Beesha ay degto waa dhul Barwaaqa ah  biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay
 	
Tusaale haddii aan usoo qaatto, Dhulka udhaxeeya Webi Shabeelle ama looyaqaanno hiiraan shabeellada hoose shabelada dhexe iyo bay iyo Bakool oo ay beesha kaligeed degto, waxaa kuyaalla 110 ceel oo biyahooda ay daadayaan fadhigana lagu soo qaado oo aan wadaan ubaahneyn, gaar ahaan waxaaa xusuus mudan in dhamaan ceelashan ay yihiin kuwa aan la qodin oo iska yaacaya.

(contracted; show full)* Islaaw Nuur Abiikar. oo Caan Ku Ahaa Gabayada Ha noqoto Kicin, iyo Is guubaabin.
 
*Abwaan abuukar Fanaxoow,Abwaankii ugu caansana Hiiraan.


Abaanduule Maxamuud Yuusuf Aadan " Mahad Fardoole" Abaanduulihii Beesha gaaljecel ee jabiyey Daraawiishtii Sayid maxamed cabdulle xasan , Dagaalkii ka dhacay Gumur shiiraaye,ee ay beeshu ku shiribtay " Ar Gaalo waa ku gooyey gumurshiiraye"
 

*Nabadoon shiikh hirab shiimoowy alaha unaxarista wuxuu dhintay 2005/2/12/ wuxuuna ahaa nabadoonka beesha sugow , wuxuuna kamid ahaa dadki soo halgamay ee Talyaaniga la diriray.

* Ibraahim Ahmad Dhicisow (ibraahin Cadde) Xog XHKS ee Deg Bulo burte 1981/1989/ wuxuu ku dhashtay daganka mukoyle hiiraan 
-
*duliye sare muxumed salad

,
Abaandulle Rooble Liibaan Wacays "Rukumbaay ku aar sadow Rag lama caasiye Rooble Liibaan AawaY" 
 

* Ugaas Abdulahi Ugaas Muxumud Ugaaska beesha gaaljecel  Ala Ya Raxma 
 
* Suldaan Cabdi Suldaan Mohamed Cali (Suul Garaar) suldaan ka beesha gaal jecel ee jubooyinka.

(contracted; show full)

* general  axmad ciyow xasaan    waa  taliyihiii boliiiska maxkamadii  bad baado qaran

* gudoomiyihiii  jaaliyadaha afrika  ee  dalka Liibiya  xuseen cabdi maxamad oo lo yaqaan fareeey
                                                              *korneel maxamed shariif aadan taliyihii diifaaca badda iyo farsamada gantaalada ee gobolada jubooyinka(1985-1990).                             
                                                        
 *kornee
*jeneral Ismaaciil Ibraahim Hassan, Madaxii Jubooyinka.	

*General Ibraahim Doofeedow. Madaxa Tababarada Ciidanka Asluubta.  

*General Duuliye Maxamed nuur xussen " Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe, kana mid ahaa saraakiishii aas-aastay Ciidanka cirka sanadihii 1961, Wuxuu Heley Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka,iyo Baalkii Gor-Gorka ahayd , Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee ethoipia Sannadkii 1977"  Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig M-21F.
 

* General Macow Dhicisow cali"Macow Dheere" oo ahaa taliyihii watay ciidamadii xureeyey, Awaare, isla markaana ku dhegebeelay,Dagaalkii jig-jiga, Waxaana lagu abaal mariyey,3 biladood oo labo ay yihiin dahab,midana ya thaya qalin.
  *Korneel maxamed aadan shiimooy 
korneel shiimoos/2010/2015)
*  Korneel, Dr: Mohamed Sheikh Adan "Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Xooga Dalka Somalia 2014."

-
* G/le Sare Faarax Cismaan Axmed "Faaraxow " Madaxii hogaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska Somaliyeed.
 

*G/Le Sare  Duuliye C/laahi xaaji Maxamed yarow.
(contracted; show full)-
*korneel aadan shiikh hirab shiimooy kornelka cidamada cirka goldabag 1981 /1983*)

-
* Korneel: Cumar Cabdule Gaatiyow
 
-
*jeneral dooli daud loyaqana jeneral xaaji dool jananka boliska dagmada buloburde 2015/ jeneral xaaji dool*)

-
*gadomiyaha dagmada mukoyle macalin xeeyfow
-
*wariyaha mukoyle uneste axmed aadan culusow wariye mukoyle

-	
* Korneel: Abuukar Cabdalle Isaaq
 
-
*korneel xasan ibrahin axmed dhicisow loyaqana korneel xasan caade korneelki qabta balatdogle tariqda /2007/ 2009/

(contracted; show full)Eng, Aadan jaqaw cabdi, Engineer Dhisme
 
−	Macalin Isaaq Macalin Yuusuf {Duxuloow} AUN
 
−	
Xaaji Aadan Macalin Yuusuf {Dhuxuloow}
 
−	Ganacsade cabdi caziis cali xuseen oo ah Ganacsade si weyn looga yaqaan somaliland gaar ahaan Hargeysa.