Difference between revisions 136381 and 136391 on sowiki{| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;" |- |- {{#if: | {{!}} colspan="2" style="font-size: |Gl220px]]<br>{{{caption|}}}}} | colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br> <br> ''Farah'' [[File:Farah Garane]] |- ! colspan="2" style="background-color: #cae1ff; text-align: center;" | [[Siyaasiyiinta Soomaalida|Wasiirka Warfaafinta Degaanka Soomaalida]] |- ! colspan="2" style="text-align: center;" | Xafiiska intuu joogay |- |- | colspan="2" style="text-align: center;" | 12 [[Disembar]], [[2009]] ilaa 10 [[Oktoobar]], [[2010]] |- ! Jinsi: | [[Male]] |- ! Kusoo Barbaarey: | [[Gode]]. |- --- |- ! Dhashay: | [[July 20 1993]] |- ! Ku dhashay: | [[Mogadishu]], [[Somalia]] |- ! Dhintay: | |- ! Kudhintay: | |- ! Diintiisa: | [[Islaam]] |- ! Dhalasho: | '''{{{3|[[File:Flag_of_Ethiopia.svg|25px]]}}}''' [[Ethiopian]],[[Ethiopia]] |- ! Ururka: | Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya ]] [[Faarax Gaarane]] [[Farah Garane]] Magaceygu waa Farah Garane waxaan kudhashey caasimada [[muqdisho]] ee dalkii [[Somalia]] sanadii [[20 july 1993]] dii iyadoo ay xiliyadaas kacurteen dagaalada sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. Waxaan isaga soo tagey dalkii anigoo kasoo cararaya dagaaladaas, Ayaa waxaan soogalay Dalka [[Ethiopia]] gaar ahaan Gobolka [[Gode]] ee ismaaamulka dowlad deegaanka soomaliyeed ee dalka ethiopia iyadoo aan halkaa kabilaabey waxbarashadeydii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka ah sanadii 1998 dii isla sanadii xigteyna ee 1999 kii waxaan kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga Hoose/Dhexe ee [[Ugaas mashkooke]] ee gobolka [[Gode]] Nolosheyda ayaa waxey iigu bilaabantey mid aad uxiisa badan walloow aanan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal saar lalaadahey. Noloshayda ayaa waxey aheyd mid kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn midaas oo wakhtiyada qaar aanan xataa garan jirin xiliga waagu uu dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey. Waxaan halkaaa kasii wadey waxbarashadeydii iyadoo sanadkii 2006 dugsiga dhexe ee ugaas mashkooke iyadoo sanadii xigteyna aan usoo wareegey galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxaan fursad uhelay in aan sanadkaas gudihiisa aan labada galaas aan wax uga barto, waxaana kunaaloonayay in ay iisuurto gashey mid kamid ah riyadeydii kowaad. Waxaana natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga hoose/dhexe ee ugaas mashkooke sanadaas anigoo isu diyaarinayey sidii aan ugu gudbi lahaa dugsiga sare ee gobolka godey [[Gode Hight School]] sanadii 2008 dii sanadii xigteyna ee 2009 kii aan uga gudbey galaaska 10 aad waxaana nootimid natiijadii galaaska 10aad ee aan uga gudbi lahaa galaaska 11aad ama parperotery ga. Nasiib xumo waxaa isoo wajahdey in aan isaga soo taggo dalkii oo aan usoo kacatimey dalkan kenya. Runtii [[kenya]] ma aanan islaheyn in aan [[Faarax Gaarane]] l aqabsan doono jawigeeda waxbarasho, iyo tan nololba, Waxaana kula kulmey nolol adag taas oo ah mid qaxootinimo. Runtii qaxootinimadu waa nolol aad u adag taas oo aan dhihi karo intii aan noolaa waa mid igu reebtey xasuus lama illaawaan ah waxaana isku dayey in aan halkaa kasii amba qaado waxbarashadeydii, lakiin ma aynan iisuurta galin maxaa yeelay markii aan tagey iskuulaadka ay hay’adu maamusho oo aan isku dayey in aan dib ugu noqdo waxbarashadii waxaa caqabad igu noqotey in la ii qaabili waayo sidii aan rajeynayey oo aheyd in aan Galaaska 11aad kasii amba qaado. Nasiib xumo waxaan lakulmey in ay noqoto in aan primary dib ugu laabto, waxaan dadaal dheer ugaley sidii aan kor ugu qaadi lahaa aqoonteyda waxbarasho, balse nolosha oo aheyd mid adag ayaa iisaamixi weysay in aan sidaan rabo wax u hello. Markii aan muddo 3 bilood ah dhiganayey dugsiga dhexe ayaa waxaan isku wadi waayey kadib waxaan bilaabey waxbarasho private ah waxaana halkaa kaga harey iskuulkii, anoo dhinacyo kale ufiirinaayey si aan horey ugu siisocdo. Waxaana muddo 1 sano iyo bar gaga baxey koorsooyin [[Course]] Nasiib wanaag waxaan ka howlgaley o shaqo kabilaabey qaxootiga anoo hay’ad lasexiixdey contracte hay’adaas oo ah [[Save The Children]] Anigoo ujeedadeydu tahey in aan kumeel gaar ahaan uga sii gudbo. Dhanka kale waxaan rajeynayaa bishaan gudaheeda in ay isoo gaarto ID ga ama kibandhaha dalkan [[kenya]], Waxaan haatan joogaa Nairobi, waa magaalo aad ay nolosheedu u adag tahey sidaas darteed waxaan udhabar adeygay sidii aan waxbarashadeyda aan horey ugu soconi lahaa. Waxaana hada wax kabartaa jaamacad kutaal dalkan waana kufaraxsanahey mahad idilkeed waxey usugnaatey ALLIHII KONKAAN ASKUMEY ee maanta iisuurta galiyey in aan wax kaxasuusto taariikhdii aan kusoo naaloonayey waxaana idinku dhaafey, Wabillaahi towfiiq wasalaam alaykum warahmatulahi wabarakatu. ''Farah Garane'' Waxaa u Kudhashey Deegaanka [[Jalalaqsi]], ee Gobolka [[Hiiraan]], ee Dalka [[Somalia]] sanadii 20 july 1993 iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka [[Somalia]] Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaanGobolka [[Gode]] ee ''Ismaaamulka Dowlad Deegaanka Soomaliyeed'' ee [[Ethiopia]] iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga [[Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke]] ee Gobolka [[Gode]]. Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal-saar lalaadahey. Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan Oo kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey. Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee [[Ugaas mashkooke]] Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, sanadii xigteyna u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto. Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136391.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|