Difference between revisions 136383 and 136384 on sowiki[[File:Farahgodey|thumbnail|Camera]] '''Bold text Farah Garane ''' waxaan⏎ ⏎ ''Farah Garane'' Waxaa u Kudhashey Deegaanka Jalalaqsi, ee Gobolka Hiiraan, ee Dalka Somalia sanadii 20 july 1993 iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka Somalia Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaanGobolka [[Gode]] ee ''Ismaaamulka Dowlad Deegaanka Soomaliyeed'' ee [[Ethiopia]] iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga [[Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke]] ee Gobolka [[Gode]]. Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal-saar lalaadahey. Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan Oo kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey. Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee [[Ugaas mashkooke]] Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, sanadii xigteyna u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto. Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=136384.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|