Difference between revisions 136392 and 136393 on sowiki

    <br>Farah Garane<br>

Waxaa u Kudhashey Deegaanka [[Jalalaqsi]], ee Gobolka [[Hiiraan]], ee Dalka [[Somalia]] sanadii 20 july 1993
iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. 

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka [[Somalia]] Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaanGobolka [[Gode]] ee ''Ismaaamulka Dowlad
(contracted; show full)
Laqabsiga Nolosha Cusub ayaa Caqabada ugu Weyn ku aheyd Si kastaba Ha Ahaatee Xaajadu waxay Isbadashey Markii Uu Asxaab Kuyeeshey Xerada Qaxootiga ee [[Ifo]] Kuwaas Oo Ka Caawiyeen In ay Farta Ugu fiiqaan Halka Uu Hamigiisu Yahay, 
Si kastaba Ha Ahaatee 
"[[Faarax Gaarane"]] [[Farah Garane]] Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah [[Private]] Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho.

Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey.