Difference between revisions 136432 and 136433 on sowiki

{{Use dmy dates|date=August 2013}}
{{Autobiography|date=January 2011}}
{{Infobox person
|name = Farah Garane 
|birth_date = July 20, 1993
|birth_place = [[Jalalaqsi]], [[Somalia]]
|Religion = [[Muslim Sunni]]
|
|caption = Farah Garane [[Gode]], [[Ethiopia]].
|organization  = 
}}
'''Farah Garane''' ({{lang-so|''faarax Gaarane''}}, (July 20, 1993, in [[Jalalaqsi]] [[Hiiraan]] [[Somalia]], [[Ogaden]]) is a [[Somali people|Somali]] Socialist.





'''Farah Garane'''

Waxaa u Kudhashey Deegaanka [[Jalalaqsi]], ee Gobolka [[Hiiraan]], ee Dalka [[Somalia]] sanadii 20 july 1993
iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. 

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka [[Somalia]] Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaanGobolka [[Gode]] ee ''Ismaaamulka Dowlad
(contracted; show full)
Si kastaba Ha Ahaatee [[Faarax Gaarane]] [[Farah Garane]] Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah [[Private]] Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho.

Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey.