Difference between revisions 139666 and 142896 on sowiki⏎ ⏎ {| class="infobox" align="right" style="font-size: 95%; text-align: left;" |- |- {{#if: | {{!}} colspan="2" style="font-size: smaller; text-align: center;" {{!}} <br />{{{caption|}}}}} | colspan="2" style="font-size: larger; text-align: center;" | '''Farah Garane''' <br /> <br /> ''Gaarane '' |- ! colspan="2" style="background-color: #cae1ff; text-align: center;" | [[Sports Player|Socialist]] |- ! colspan="2" style="text-align: center;" | Lamo Background |- |- | colspan="2" style="text-align: center;" | [[Beautiful Life]]| [[Nolashii Qurxooneyd]] |- ! Hoppe: | [[Reading, Driving,]] |- ! Gender: | [[Male]]. |- --- |- ! Brith: |[[July 20,1993]] |- --- |- ! Place of Brith: | [[Jalalaqsi]] [[Somalia]] |- ! Home Town: | [[Gode]] [[Ethiopia]] | |- ! Current City: | [[Luanda]] [[Angola]] |- ! District: | [[Lamo]] [[Ethiopia]] |- ! Religion: | [[Muslim Sunni]] |- ! Citizenship: | '''{{{3|[[File:Flag_of_Ethiopia.svg|25px]]}}}''' [[Ethiopian]] [[Ethiopia]] |- ! Work: | [[Workshoper]] |- |} == '''Farah Garane''' == ({{lang-ar|فارح كارني}}; {{lang-en|''Farah Garane''}} {{lang-so|''Faarax Gaarane''}}) waa [[Somali people|Somali]] Socialist. Waxaa Uu Kamid yahey Dhasha [[Ree Garane Fatule]] '''Ree Gaarane Faatule''' Waxaa u Kudhashey Deegaanka [[Jalalaqsi]], ee Gobolka [[Hiiraan]], ee Dalka [[Somalia]] sanadii 20 july 1993 iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka [[Somalia]] Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan [[Somalia]] Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaan Gobolka [[Gode]] ee '''Ismaaamulka Dowlad Deegaanka Soomaliyeed''' ee [[Ethiopia]] iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga [[Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke]] ee Gobolka [[Gode]]. Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal-saar lalaadahey. Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan Oo kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey. Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee [[Ugaas mashkooke]] Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, sanadii xigteyna u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto. Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga. Dugsiga Hoose/dhexe ee [[Ugaas Mashkooke]] Waxaa Uu Kamid Noqdey Ardeydii Ufariisatey Sanad Dugsiyeedkii 2008 ee Dugsiga sare ee gobolka [[Gode]] [[Gode Hight School]] Sanadii xigtey ee 2009 Waxaa Uu Uga Gudbey Galaska 10aad. Waxaana timid natiijadii Galaaska 10aad ee aan uga gudbi lahaa Galaaska 11aad ama Parperotery {| class="wikitable" |- | colspan="2" style="text-align: center;" | Dalalkii U Soomarey |- |- | colspan="2" style="text-align: center;" | [[City/District/]] | [[Country]] |- |- ! [[Gode]] | [[Ethiopia]] |- ! [[Dadab]] | [[Kenya]] |- ! [[Nairobi]] | [[Kenya]] |- ! [[Lusaka]] | [[Zambia]] |- ! [[Luanda]] | [[Angola]] |} == '''SAFARKII CIDLEEYE''' == Nasiib xumo waxaa Soo wajahdey in uu isaga soo taggo dalkii oo usoo kacatimo dalka [[kenya]] Runtii Dalkan Cusub ee Uu soo Ambaqaadey ee [[kenya]] lamid ma aheyn Halkii Uu Markii hore Kasoo Caga dhigtey, Waxaa Isbadal weyn Ku yimid Noloshii Caadiga aheyd Laqabsiga Bulsho Kugu Cusub Taasoo Soo dadajisay In uu Kufikiro In uu Dib ugu noqdo Halkii Uu Macruufka ka ahaa. Laqabsiga Nolosha Cusub ayaa Caqabada ugu Weyn ku aheyd Si kastaba Ha Ahaatee Xaajadu waxay Isbadashey Markii Uu Asxaab Kuyeeshey Xerada Qaxootiga ee [[Ifo]] Kuwaas Oo Ka Caawiyeen In ay Farta Ugu fiiqaan Halka Uu Hamigiisu Yahay, Si kastaba Ha Ahaatee [[Faarax Gaarane]] [[Farah Garane]] Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah [[Private]] Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho. Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey. {{Persondata <!-- Metadata: see [[Wikipedia:Persondata]]. --> | NAME = Farah Garane | ALTERNATIVE NAMES = | SHORT DESCRIPTION = Ethiopian politician | DATE OF BIRTH = July 20,1993 | PLACE OF BIRTH = [[Jalalaqsi]], [[Somalia]] }} {{DEFAULTSORT:Maxamed Abdulle Xasan, Sayyid}} [[Category:Ethiopian Socialist]] [[Category:Ethnic Somali people]] [[Category:1993 births]] [[Category:Living people]] [[Category:People from Gode]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=142896.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|