Difference between revisions 139679 and 142157 on sowikiCabdifataax Cali Samatar ( Abdifatah Ali Samatar ) waa mid kamid ah Saxafiyiinta [http://so.wikipedia.org/wiki/Dadka_Soomaaliyeed Soomaaliyeed] ee ku nool dalka Koonfur Afrika loona yaqaan C/fataax waxa uuna ku dhashay Degmada [[]] ee Gobolka [[Shabeellaha Hoose]] Sanadii 1992 Feb 14 waxa uuna kusoo barbaaray Degmada Wardhiigleey ee Magaalada [[Muqdisho]] isagoo waxbarashadiisa dugsi hoose iyo dhexe kusoo qaatay Caasimada Muqdisho. Waxa uu Shaqadiisa Saxaafadeed si xoog leh uga hana qaaday Magaalada Nairobi isagoo si aad ah uga soo muuqanayay Idaacada Star FM ee Nairobi kadib isagoo Dalka koonfur afrika ugu danbeyn kala shaqa bilaabay Taleefashinka Somali Channel noqdayna Agaasimaha guud ee Somalii Channel Dalkaasi South Africa. Filo faah faahino badan [[File:Abdifatah Ali Samatar .jpg|thumb|[[File:Somali Journalist Abdifatah Ali Samatar.jpg|thumb]]Abdifatah ]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=142157.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|