Difference between revisions 140405 and 140406 on sowikiCarab Saalax, (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed oo ka mid ah beelwaynta meheri, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, deegaanada Puntland ,jubada hoose < kismaayo >, gobolka baanadir, galmuudg,gobolka bay,hiraan iyo meelo kale oo somliya ka mid ah. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika waana beeshi ugu horaysay ee somaliyeed oo ganacsi iyo isku xirka ka dhex samaysay somlia iyo wadamada carabta iyo afrika. xaga ilbaxnimada marka laga eego All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=140406.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|