Difference between revisions 141350 and 141351 on sowiki


Carab Saalax, (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer oo lama ilawana  ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay waxayna naf iyo maalba ku bixiyeen sidii dalka somliya  looga saari lahaa gumaystahii . wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, deegaanada Puntland ,jubada hoose < kismaayo >, gobolka baanadir, galmuudg,gobolka bay,hiraan iyo meelo kale oo somliya ka mid ah. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika waana beeshi ugu horaysay ee somaliyeed oo ganacsi iyo isku xirka ka dhex samaysay somlia iyo wadamada carabta iyo afrika.

Carab Saalax  beeshani waa beel had iyo jeer ku dadaasha dadkay wada degan yihiin inay nabad kula noolaadaan.

Beesha oo lagu yaqaano maamul wanaag iyo midnimo, jaceyl Soomaliyeed, ayaa waxay noqoneysaa beelaha Soomaaliyeed ee lagu yaqaano wadannimada iyo isku keenista umadda Soomaaliyeed. carab saalx  waa maxmuud saalx , xasan saalax , yaxye saalx , iyo Cumar muuse.

Asal ahaan odaygii carab saalx  ahaa waxa uu ku yimid Yaman gaar ahaan dhulka Mehra iyo suqadara waana dad meheriyiin ah, mudo ayeey waxay fidinayeen imanshahii somaliya kumanaan sano ka hor  diinta islaamka, ganacsiga iyo dhaqanka suuban .

Daaroodku waxay leeyihiin rag Soomaali caan ku ah oo si fiican loo yaqano.                                                                                                                                  

General Abdullahi Ali Omar daad  taliyaha guud ee cidanka somalia

Colonel Axmed Maxamed Maxmuud(carab) wasiir ku xigeenki gaashandhiga somlia

Yusuf Cigaal

Dr. Cali Maxamed Maxamauud Cali Xareed

Dr. saciid Xuseen ciid wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha iyo degaanka dawladda somlia 

Dhulka Carab saalx  inta badan ugu caansan oo ay degaan waxaa ka mid ah gobolada kala ah:
* Bari=Boosaaso, qardho
* Mudug=Gaalkacayo, Kalabayr, barwaaqo
* Nugaal=Garoowe
** Galbeed Baarey
* Soomaali Galbeed Itoobiya oo dhan
* Sool=Laascaanood,buhodle
* NFD - Kenya. oo dhan
* Banadir Muqdisho
* sanag ; Ceerigabo
* jubada dhaxe
* jubada hoose
iyo meelo kale oo somalia ka mid ah