Difference between revisions 142431 and 148888 on sowiki

'''Shiikh Maxamed Axmed Rooble''' (Boqolsoon) waxa uu ku dhashay Gobolka Galgaduud ee Dalka Soomaaliya.

Imaamku Allaah ha unaxariistee, wuxuu kaddib usoo wareegay magaalada Muqdisho, halkaasoo uu kasiiwatay waxbarashadiisii iyo daraasadiisii diiniga ahayd, isagoo aad ugu dheeraaday aqoonta culuumta Axaadiista rasuulka(NNKH), wuxuu aad dhinac walba wax ka ogaaday qaybaha axaadiista iyo funuuntiisa iyo waxa ay cilmigaan culumadu kutubtooda uga hadleen, Sidoo kale wuxuu Imaamku d(contracted; show full)











Waxaan xasuustaa anoo 9 jira oo masaajido dheer dheer u aaday muxaadaro. Markaas uu bixinaayo muxaadarada dawladu way raadinaysay. Fadlan qofkii og xiritaankuu soo maray iyo suu ku dhintay soo qor.  







{{gumud}}

[[Category:Shaqsiyadaad]]