Difference between revisions 143237 and 144980 on sowiki[[Jaarso]] waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Daarood|Dir]], Madax Wayne Dir , qabiilka [[jaarso Daarood|jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba. Qabiilka [[Jaarso]] wuxuu dagaa wadanka [[Kiinya|Kenya]], [[Somaliland]] iyo [[Ethiopia]] gaar ahaan kililada [[Soomaalida]] iyo kan [[Oromo]]-da, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Diredaba]], [[Harar]], [[Tuli Guled]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, [[Harar]], Haramaya, [[Diridawa]], [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago, qaybo badan oo ka mid ah [[Awash]]Gobalada Oromia, sidoo kale gobolka [[Gobolka Liibaan]] ee Somalida Ethiopia. <big> Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[Jaarso Sultanate]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[Sultanate of Da(contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=144980.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|