Difference between revisions 145804 and 145805 on sowiki''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudiug ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya waa xey kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose. Jubada Hoose waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka Beesha waxyaabah Taariikhiga ah ee lagu xasuusto waxaa kamid ah dagaalkii maxamed siyaad lagu saaray oo eey qeeb libaax ah ka qadatay eeyna aheed beel eey ku tashtaan beelaha ku bahoobay habargidir⏎ == '''Warbaahintii Ugu Horeeysay Ee Yeelato Soomaaliya Waxaa Alifay Lagana her geliyo Nin Saleebaan Ah''' == ===== 1.Waragaysyada qaran ===== 2.xog,ogaal, 3.ayaamaha, 4.laacib, (contracted; show full)5 habaraawe 6 cabdi gaab 7 yabaroow farax waxa uu ku kala baxaa '''Heesoow & maxamed cabdi''' Maxamed Abdi wuxuu u kala Baxaa: Reer Muuse, Reer Warsame, Reer Caraaye Heesoow wuxuu u kala baxaa: Reer Xirsi, Reer Gaafoow, Midi Yare, Reer Warfaa, Bah Abgaal All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=145805.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|