Difference between revisions 145806 and 145807 on sowiki

''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudug ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya wa xey kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose. Jubada Hoose 

(contracted; show full)
Dr Faaahin

Dr cabdirisaaaq cali

Dr Xangul


== '''Siyaasiinta Beesha Saleebaan''' ==
Maxamed Jaamac furux
Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma dheere)
Caasho Xaaji Cilmi
Maxaamed Adan Tiiceey
Abdulaahi Baarleex
Maxamed Cabdi Afweyne
                                           waxay u kala baxdaa beeshu
                                              
                                                DHASHAME & FARAX 

'''DASHAME wuxuu u kala baxaa Gaabane iyi Obookar '''

'''Obokar waxa uu u lkala sii baxaa Wuguguule iyo Arwaaq '''

'''wuguguule waxa uu u kala baxaa 1. Cali Aaden( waxaana ka soo jeeda dad caan ah sida gacma dheere, Axmed cariiri, odowaa, Dr.guuleed) 2. reer Ebekar 3. Ciise Dheere '''

'''Arwaaq na waxuu u kala baxaa 1-Gadaf( waxaa kasoo jeeda rag caana sida DR caanka ah ee Xangul iyo xuseen ali shido oo ahaa wasiirka ka tirsana dowlada siyaad bare) 2- Ali jiis 3- Ali gurey'''

gaabana Wuxuu u kala baxaa 1. Cabdi gaabane 2.maxamed gaabane( faarax Rooble & maamed Rooble reer Ugaas ) habarrawe ciganle
5 habaraawe
6 cabdi gaab 7 yabaroow

farax waxa uu ku kala baxaa '''Heesoow & maxamed cabdi'''

Maxamed Abdi wuxuu u kala Baxaa: Reer Muuse, Reer Warsame, Reer Caraaye

Heesoow wuxuu u kala baxaa: Reer Xirsi, Reer Gaafoow, Midi Yare, Reer Warfaa, Bah Abgaal