Difference between revisions 149065 and 149066 on sowikigobalka gedo waxa uudhacaa koon furta soomaaliya wuxuuna ka mid yahay gobolada Soomaliya ugu weyn. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir iyo daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaano Soomaaliyeed oo nooc walba oo gumeysi ah la dagaalantay; gumeystihii reer Yurub. (contracted; show full)Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Baardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]]. Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation. == Degmooyinka gobolka gedo == Waa sideedtobban dagmo * 1 [[baardheere]] * 2 [[Luuq ganaane]] * 3 [[Doolow]] * 4.garbahaareey * 5.buurdhuubo * 6.ceelwaaq *7.beledxaawo * 8. Ceelcade⏎ *9. Suriyo *10.tuulobarwaaaqo All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=149066.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|