Difference between revisions 149657 and 149825 on sowikiBeesha Gaaljecel waa beel nabadeed aadna u jecel diinta, waa qabiilka ugu geela badan guud ahaan Soomaaliya. Gaaljecel guuroow Dagoow Geelle eriloow Gojaxa wayn guuriyoow (contracted; show full)4. Borrow Caalin 5. 6. Cumar Caalin 7. Maxamuud Caalin ● Caloofi Lahubo waa jufada ugu tirada badan sadaxda lahubo dorwaaq sido kale waa ugu geel badanyihiin waana halyeeyo geesiyaal eh wuxuu u kala baxaa laba jufo - Bilac Caloofi - Yabar caloofi DIIWAANKA GUUD EE BOQORTOOYADA GAALJECEL!!! Boqortooyada Gaaljecel waxay aasaasantay xilligii dowladdii Cuthmaaniyiinta ee khilaafada islaamka, Boqortooyadaasoo ahayd mid ku timid Diiniya. Waxayna u dhisneed qaab dhaxaltooyo ah, taasoo hoos imaaneysay khulafadii dowladaas. (contracted; show full) Taariikhda Tolwaynaha Gaaljecel Samow waxaana qoray: Abwaan Iimaan Axmad Maxamad Iimaan nagala soo xiriir wixii dheeraad ah [email protected] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=149825.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|