Difference between revisions 153135 and 153751 on sowiki

{{Digniin|Kani waa maqaal ku saabsan beel ama qabiil}}
{{Caddayn u baahan}}
''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee [[Galguduud|GALGADUUD]] iyo [[Mudug]] ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya waxey kaloo dagaan gobolka banaadir & [[Shabeellaha Hoose|Shabeelaa Hoose]]. [[Jubbada Hoose|Jubada Hoose]]. 

waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb|Galmudug]]. awalna waxay gaar u lahaayeen [[ximan iyo xeeb]] oo caasimadiisu ahaan jirtay   [[Cadaado]]  Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka 

Beesha waxyaabahs Taariikhiga ah ee lagu xasuusto waxaa kamid ah dagaalkii maxamed siyaad lagu saaray oo eey qeeb libaax ah ka qadatay eeyna aheed beel eey ku tashtaan beelaha ku bahoobay habargidir.
== '''Warbaahinta iyo beesha''' ==
Ugu Horeeysay Ee Yeelato Soomaaliya Waxaa Alifay Lagana her geliyo Nin Saleebaan Ah
* '''.Waragaysyada qaran'''
* '''xog,ogaal,''' 
* '''ayaamaha,'''
* '''laacib''' 
* '''gGool FM''' 
* '''idaacada goobjoog FM''' 
*  '''idaacada maandeeq''' 
* '''kalsan tv''' 

= Wariyeyaasha uga caansan <ref>Wariyaasha Ugu Caansan Waxaa  Kamid Ah</ref>, =
* Mahad Axmed Cilmi, 
* Cumar Diini Caano Geel, 
* Cabdulahi maxamed black ,
(contracted; show full)12: Liibaan Xasan Cabdi (Ciribey)

13: Cali Dahir Maxamuud Yarisow

== shirkadaha iyo ganacsiga ==
* '''S company'''

== tixraac ==