Difference between revisions 155214 and 155215 on sowiki''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.'' Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full) |} Arab Saalah (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan, the clan played an important role in the pre-independence era History According to early Islamic books and Somali tradition, Arab Salah (Meheri)fled his homeland in the Arabian Peninsula . === Siyaasiyiin (Prominent figures) === * cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale ahaanoqday Wasiir Duurjoogta soomaliya * saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016 * Cali Faysal Wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012) * general maxamed Cumar Daad(ina libaax san ka taabte) taliyaha Guud ee Cidamada Dawlada somaliya Xiligi C/laahi yusuf ahaa madaxwaynaha somaliya * col. maxamed C/laahi Cabdule * Cocolonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya * Faysal warsame xildhibaan Dawlada fedral ka somlia, guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada * Maxamed dayib Guure Agaasimaha Arimah bulshada Dawlada Puntland * Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland * Maxamuud ciise canjeelo author of the Somali Books * Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa sanka iyo cunaha Regions with significant Languages Somali Religion Sunni Islam Related ethnic groups Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn == References == [[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=155215.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|