Difference between revisions 155219 and 155222 on sowiki''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.'' Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full) History According to early Islamic books and Somali tradition, Arab Salah (Meheri)fled his homeland in the Arabian Peninsula . === Siyaasiyiin (Prominent figures) === * cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Dawladii Duurjoogta ee kumeelgaarka soomaliya * saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016 * Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012) * general maxamed Cumar Daad(ina libaax san ka taabte) taliyahii Guud ee hore Cidamada qalabka sida ee Dawlada somaliya Xiligi C/laahi yusuf ahaa madaxwaynaha somaliya * colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Fedrcolonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya * Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya Soomaliya * col. maxamed C/laahi Cabdule * Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya⏎ * Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya * Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia, ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada * c/wali seed cilmi wasiir kuxigeenka Wasaarada Xaanada Xoolaha iyo Daaqa Dawlada puntland * Maxamed dayib Guure Agaasime hore Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Puntland, soo noqday uqaybsanaha sanaha Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian) ka Dawlada fedralka Soomaliya (contracted; show full) Sunni Islam Related ethnic groups Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn == References == [[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=155222.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|