Difference between revisions 155223 and 155224 on sowiki

''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''

Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full)

=== Siyaasiyiin (Prominent figures) ===
* cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday  Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada  kumeelgaarka soomaliya 
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha  iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
* colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhig
iga Dawlada Fedralka Soomaliya  Soomaliya
* Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya 
* col. maxamed C/laahi Cabdule
* Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya
* Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee  wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia,  ahaan  guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
(contracted; show full)
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]