Difference between revisions 155239 and 155240 on sowiki

''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''

Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full)
* Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya 
* col. maxamed C/laahi Cabdule
* Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya
* Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee  wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia,  ahaan  guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada

* Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada  Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug
* Xasan Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
* c/wali seed cilmi wasiir kuxigeenka Wasaarada Xaanada Xoolaha iyo Daaqa Dawlada Goboleed ka puntland
* Maxamed dayib Guure Agaasime hore  Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday  uqaybsanaha  Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian)  ka Dawlada fedralka Soomaliya 
* Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada  Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug
* Xasan Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
* Qays Cali Dhurwa Wasiir  ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda

                                                                                                                Regions with significant
                                                                                                                   Languages
                                                                                                                     Somali
                                                                                                                   Religion
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]