Difference between revisions 155245 and 155246 on sowiki

''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''

Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full)
|}

Arab Saalah (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan,  the clan played an important role in the pre-independence era 
 History
According to early Islamic books and Somali tradition, Arab Salah (Meheri)fled his homeland in the Arabian Peninsula .

=== Siyaasiyiin (Prominent figures) ===
* Xaaji Yusuf Cigaal Waxa uu ka mid ahaa xubnahii gobonimo doonka ee SYL,
 waxa uu ahaa Xubin ka Mid ah Barlamaanka Dawladii  Soomaliya ee uu Madaxwaynaha ka haa Maxamed Siyaad Bare waxaana uu ahaa ganacsade wayn ka caan ah Soomaliya 
* cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday  Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada  kumeelgaarka soomaliya 
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha  iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
* colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya  Soomaliya
(contracted; show full)
* Maxamed dayib Guure Agaasime hore  Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday  uqaybsanaha  Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian)  ka Dawlada fedralka Soomaliya 
* Qays Cali Dhurwa Wasiir  ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda



                                                                                                                Regions with significant
                                                                                                                   Languages
                                                                                                                     Somali
                                                                                                                   Religion
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]