Difference between revisions 155247 and 155248 on sowiki''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.'' '''Carab Saalax (Meheri), ''' '''(carabic عرب صالح)''', ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya . == '''MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans''' == * '''Bin Nemer''' * Maxamuud Saalax *ismaciil Maxamuud * cali maxamuud * Naleeye maxamuud * Muuse Maxamuud * Faahiye maxamuud * Cumar Maxamuud * Yaxye saalax * Cumar Muuse * Xasan Saalax *reer xildiid -* Axmed Saalax * Bir mashawle * cali Bir mashowle * Bin Jidxi * Reer Cawad * Bin cantuuni * Bin Caqiil {| class="wikitable" (contracted; show full) Sunni Islam Related ethnic groups Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn == References == [[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=155248.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|