Difference between revisions 157794 and 157795 on sowikiBOQORTOOYADA GAALJECEL Isirka iyo Abtirka Tolka Gaaljecel Tolwaynaha Gaaljecel waa qabiil kamid ah qabaa'isha Somaliyeed ee ugu tiro badan koonforta iyo bartamaha Soomaaliya waxeyna kamid tahay beelaha nabadda iyo Diin jaceylka lagu yaqaan. (contracted; show full)Gojaxa wayn guuriyoow Guul guul ma gali Gubnaha gaaleey qabaan Gaaljecel guulle aas qabaa Beeshu waxay caan ku tahay inay soo dhawayso beelaha kala ee ka soo carara dagaalada ama loogaba adkaado colaada sokeeye ee kala dhexaysa qabiilada kale ee ood wadaaga yihiin, dhulkoodiina laga qixiyay. Abtirka Tolwayn raha Gaaljec Gaaljecel Saransoor Riyaale Carte Mataan Gardheere Samaale Hiil Abroone. (contracted; show full)15. Ugaas Maxamed 16. Ugaas Nuur 17. Ugaas Cumar 18. Ugaas Maxamed 19. Ugaas Jirow 20. Ugaas Cilmi 21. Ugaas Muxumud 22. Ugaas Cabdullaahi [[Gaaljecel⏎ ⏎ [[Laashin Iimaan Axmed [email protected]]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=157795.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|